Fariimaha Jaceylka

Gabar aad u toolmoon oo sida Cadceedda u iftiimaysa ayaa laabtayda nuuriday. Mar walba oo ay tiraabteedu sii degto qalbigayga, waa adiga un qofkaas laabtayda taxaabsaday.
Dhib malahan wixii dhacay. Dhib malahan wixii aad fashay. Dhib malahan waxa aad fali doonto. Waligey waan ku jeclaan doonaa. Waan ku dhaaranayaa middaas. Waan ku jeclahay.
Wali makuu sheegay inaan wax kuu dhigma la’ahay?! Sidaan kuu jeclaaday waxay noqotay wixii iigu sahlanaa ee aan ku dhaqaaqo.
Waxaan ku faanayaa inaan ku jeclaaday. Waxaana tabayaa inaad i jeclaan doonto.
Isha: Himilonews.com/Dhanbaal.
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com.
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!