Yearly Archives: 2015

Yaxye Samatar oo helay fasax uu ku daganaan karo Kanada

Muqdisho – Yaxya Samatar, oo ah ninkii Soomaaliyeed ee kusoo dabaashay Webiga Cas kagana soo gudbay Waqooyiga Dakota kuna yimid Manitoba, waxaa loo oggolaaday...

Gabdhaha Rohinga oo guur qasab ah lagu wado

Muqdisho (Himilonews) – Kasoo baxsiga qalalaasaha iyo cadaadiska ka jira gudaha dalkooda, Kumaakun oo haween Rohinga Muslimiin ah ayaa  guur sandulle ah ku wajahaya...

Farriimaha Jaceylka

Fariimaha Jaceylka: Waxaan gartay in la jirkaadu uu in badan farxad ii horseeday. Haddii aad i weydiiso waa maxay Jaceyl? Waxaan kuugu jawaabaya; Jaceylku waa...

Fariimaha Jaceylka

Fariimo Jaceyl Waxaad iga dhigtay sidii iigu ficneyd tan iyo fil-yaraantaydii. Kuma yeelsiin karo inaad i jeclaato; ama aad i rabooto; waxaan kaliya rajeyn karaa...

Wuxuu igu qasbay inuu walaalkiis ii galmoodo!!

Hindiya (Himilonews) – Rukhsana waxaa indhaheeda kasoo qubta ilmo markasta oo ay dib-u-gocato habeenkii seygeeda uu ku qasbay inay la jiifsato—si uu ugu galmoodo—walaalkiis...

Muslim loo dilay cunista hilib Lo’aad

New Delhi (Himilonews) – 50-jir Muslim ah ayaa lagu dhangadeeyey ku-tiri-ku-teen tibaaxaysay inuu cunay hilibka Lo’da oo laga manmuucay—sababo caqiido awgeed—gudaha dalka Hinduuga u...

5-ta goobood ee loogu booqashada badan yahay

Muqdisho - Taalladu waa nooc kamid ah dhismayaasha dunida  ee loo dhiso xusuus qofeed ama  dhacdo muhiim ah oo mudan in lagu baraarugsanaado falka...

10-kii Diyaaradood ee sida yaabka leh loo waayay!!

Iyada oo dhacdo kasta ay la timaado marmarsiiyo, hadana waxaa wali jira dhacdooyin aan xalkooda laga sal-gaarin jeer iyo maanta tiiyoo aragtiyo badan lasoo...

Mugabe oo ceebeeyey Ragga is-fuula

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Madax-weynaha dalka Zimbabwe Robert Mugabe ayaa ceebeeyey isku dayga ay wadaan dalalka reer Galbeedka ah oo ay ku doonayaan in...

Kufsi ba’an oo kajira Koofurta Suudaan

Jubba – Nyamai, oo ah 38-jir hooyo shan caruur ah leh, waxaa lagala baxay xaafadeeda Koch County. Waxaa loo ilaashaday si joogto ah loo...

Most Read