crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> 5-ta goobood ee loogu booqashada badan yahay | HimiloNetwork

5-ta goobood ee loogu booqashada badan yahay

Muqdisho – Taalladu waa nooc kamid ah dhismayaasha dunida  ee loo dhiso xusuus qofeed ama  dhacdo muhiim ah oo mudan in lagu baraarugsanaado falka ay taariikh ahaan ugu fadhido bulshadaas oo ku saleysnaan karta mid dhaqameed, caqiidadeed, taariikheed iyo wixii lamid ah.
Qof kasta wuu og yahay goobaha ugu caansan dunida ee raad-raaca ku foorara. Mid kasta oo goobahaas kamid ah ayaa ku fadhisa astaan u taagan macnooyin dhowr ah. Hadaba, Himilonews.com, waxay idin soo gudbinaysaa shanta goobood ee ugu caansan xarumo dhaqameedyada dunida ka jira.
  1. Magaalada Barakaysan ee Makka Al-mukarrama ee ku taalla dal-weynaha Sucuudiga.The-Kaaba-Masjid-al-Haram
  2. Taj Mahal oo ku taalla Hindiya.
Southern-view-of-the-Taj-Mahal.
3. Raadadkii ka haray Faraacintii Masaarida
Egyptian-pyramids
4. Gidaarka weynaha Shiinaha
The-Great-Wall-of-China
5. Masjidka taariikhiga ah ee Sultan Ahmed ee ku yaalla Istanbul, Turkiga.
Sultan-Ahmed-Mosque-Istanbul-Turkey
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!