Fariimaha Jaceylka
Posted by: Zakariya
in Dhanbaallada
October 2, 2015
3,058 Views
Farriimo Jaceyl:
Waxaa jira malaayiin walxood oo aan dunida ka raadinayo. Waxa kaliya ee aan dunida uga baahanahayna waa adiga. Waan ku jeclahay.
Qalbigayga kaama jabi doono waligiis. Dhoolla-caddeynteeduna kaama qarsoomi doonto. Jaceylka aan kuu qabana ma dhamaan doono. Waan ku jeclahay.
Habkii aad iigu muujisay kalgaceyl, kaalmo; daryeel iyo dareen ayaa iga igu jiiday hiil faxad iyo fayoobi leh.
Waxaad tahay dheeman ilma-aragti ah kaas oo dhaayahayga iyo dhimirkayguba ku xasilaan. Waa ii dhuunkaal cunis inaan dhinacayga kaa waayo.
Isha: Himilonews.com/Dhanbaal.
Nagala soo xiriir: Himilonews@gmail.com.
Related
2015-10-02
You must log in to post a comment.