Yearly Archives: 2015

Sahan: Haweenka jirkooda iibsada oo ku badan Kenya

Muqdisho (Himilonews) - Jiilka soo hana-qaadaya ee Kenya ayaa ku dhex-haftoonaya dhaqan-guur hareeray anshaxa nololeed ee Insaaniyadda. Dhillaysigu wuxuu ka joogaa heerka ugu sarreeya. Meelo...

Maxay ka dhigan tahay Muslim-ku-noqoshada Ruushka?!

Muqdisho (Himilonews) – Kolkii Zeinab Nesterova iyo seygeeda ay u ban baxeen inay kusoo dalxiisaan Aasiya, waxay lasoo laabatay wax ka weyn tan, sawirro...

Naag iyada cabsan ninkeeda oo cabsan mindi ku dishay!

Muqdisho (Himilonews) - Haweeney loo heysto dilka seygeeda, ayaa maxkamadda kahor sheegtay inay qamri la cabtay seygeeda in-yar kadib intaanu dhiman. Agnes Mutheu oo jirta...

Putin oo yiri; “Alle wuxuu doonay in madaxda Turkiga aan ciqaabno”

Muqdisho (Himilonews) - Isaga oo kahor hadlayay xubnaha ugu awoodda badan Ruushka, madax-weyne Putin wuxuu sii qaraareeyey xiisadda ka dhex aloosan Moscow iyo Ankara. "Ilaahay...

Haween loo xiray faafinta cudurka AIDS-ka

Nairobi (Himilonews) - Raaf lagu sameeyey tira haween gaaraya 300 oo ah kuwo jirkooda ka ganacsada ayaa xabsiga loogu taxaabay. Haweenkan ayaa looga shakiyay inay...

Markuu qofku dhoolla-caddeeyo!

Muqdisho (HN) - Maxaa kaaga lumaya haddii aad dhoolaa-caddeyso?! Ku biir maantaba inta dhaqankooda ku daray in dhoollaha caddeeyaan. Dhoolla-caddeyntu ma ahan in ilkahaagu cad...

Dowladda Kenya oo cabsi ka muujinaysa dhismaha ugu dheer Nairobi

Muqdisho (Himilonews) - Ururka Cofek ayaa kasoo horjeeda dhismaha dabaqa ah 47-ka biyaano ee xarunta Afrikada Caalamiga ah ee Avic taas oo lagu sifeynayo...

Arrin Argagax leh oo ka dhacday Ceelasha Biyaha

Muqdisho (Himilonews) - gabar dhigata jaamacad oo aan la heyb-sheegin ayaa ku dhimatay isbitaalka kadib markii laga soo xaaqay ilmo uurkeeda ku jiray. Sida  ay...

Midabyo-badanta Ceelasha: Birmad iyo Bogsad

Muqdisho (Himilonews) – Sodon sano kahor halkani waxay aheyd mid kamid ah wakaalada biyaha ee qaabilsanaa soo saarista biyo-nadiif ah. Waxaa ka qodnaan jiray...

Daawo sawirrada; Xiisaha iyo Xashaashka Xeebta LIIDO

Muqdisho – Is-goyska KM Zero fogaan dhanka waqooyi bari ka xigta waxaa ku taalla xeebta Liido ee degmada Abdil-aziz. Waxaana saacad kasta ku socdaala...

Most Read