Yearly Archives: 2015

Marka lixdan jirku uu guursado gabar 9-jir ah

Muqdisho (Himilonews) - "Ma gacalisadaada? Hanbalyo!" Tani waa mid kamid ah faallooyinka ay ka bixinayeen dad badan oo isha saaray lamaane kala fog da'...

Gabdhaha Muslimiinta Kashmiir oo dirqi jirkooda looga ganacsanayo

Muqdisho (Himilonews) - Madax sare oo kamid ah kuwo ku nool gobolka Jammu ee Kashmiirta Hindiya gumeysato ayaa lagu helay inay gacan ku leeyihiin...

Aqalka Cad: Islaamku waa qeyb kamid ah Maraykanka

Muqdisho (Himilonews) - Iyada oo doraad musharaxa u taagan xilka madaxtinimo ee Maraykanka Donald Trump ee xisbiga Republican-ka ah uu sheegay in laga mancuuno Muslimiin...

Cunug Lix lugood ku dhashay!

Muqdisho (Himilonews) - Dhaqaatiir ku sugan Pakistan ayaa ku guuleystay inay ka reebaan afar lugood oo dheeri ku ahaa cunug yar oo ku dhashay...

Markay Gabadhu Cuntada cuni weydo!!

Muqdisho (Himilonews) - Gabar 25-jir Hindiyan ah--oo aan awoodin cunista cunto adag ayaa ku nooleyd dareere cabitaan ah taniyo dhalashadeeda.  Manju Dharra, oo ku nool Sonipat...

Sahan: Dadka gurran oo si fariid u ah

Muqdisho (Himilonews) - Sida aalaba raad-galku ku arooro, wuxuu ku raarmaa ugu yaraan run ahaantiisa.  Balse waxaa jira siyaalo dhowr ah oo dadka gacanta bidix...

Exclusive documentary report of El-Bur-Sepiolite

Muqdisho (Himilonews) - Tani waa barbixin ka hadlaysa baxaaalliga deegaan iyo isku xirka hab nololeed ee  degmada Ceelbuur, Galgaduud. Waxaa ku deeqay documentary-file-kan: Abdulkadir Moallim Abdi...

Kanada oo qaabilaysa tira badan oo qaxooti Siiriyaan ah

Muqdisho (Himilonews) - Xukuumadda cusub ee Kanada ayaa fileysa inay sanadka cusub qaabisho tiro qaxooti Siiriyaan ah oo ku dhow 50,000 o barakacayaal ah,...

Shan gefaf oo waalidku ku il-duufo carruurtiisa!

Muqdisho (Himilonews) - Waxaynu dib u sheegi karna gafaf muuqda oo badan oo aan waalidkeen ka galnay kolkii aynu caruurta aheyn. Siyaalaha qaar, gafafka...

Sahan: Facebook oo shacbiyadda dhalinta koobaad ka galay

Muqdisho (Himilonews) - Dhalintan idin muuqata waxay si haqabeel ah ugu rogteen moobilladooda arjiga kuu suura-galiya inaad facebook-ga isticmaasho. Da'yarta waxaa dhacda inay moodaan in...

Most Read