Waad ii ahaatoo iimaanka deeqdaye, naftu ku oggolaataye, ifka noloshu waa adiga.Ubaxyahow bidhaamee, oogada ka nuuray, indhahayga naxariis adigaa ku beeray.Indheergarad ku jecelo kuu...
Niyadsamida jaceylkana waligaa ha naafeyn.Naruuradii kalgacalkiyo halka aad nacab wareentay nabarro ayaa ku yaal.Xuural-ceyntii dunidee daawashada u timidayee, Daa'uus la mood.In kastoo aad nuugtana,...
Hilow aan dhamaaneyn ayaan kuu qabaa.Madoonayo inaad iga tagto. Cabsi darteed oo aan ka baqayo inaan ku waayo.Waxaan rabaa inaan ilbiriqsina ku moogaan. Diidmo...