Yearly Archives: 2020

Dulucda Tababbar ku saabsan Tebinta Wanaagsan ee Doorashooyinka.

MUQDISHO (HN) -- Seminaar ujeedkiisu ahaa in la fahmo sida halista looga taxaddaro iyo sida loogu shaqeeyo duni halis ku ah nolosha iyo bedqabka...

Ol’olaha ‘samafal samee’ oo hel hadiyad

MUQDISHO (HN) — Duqa magaalada Fishers ee gobolka Indiana ee dalka Mareykanka, ayaa billaabay ol'ole cusub oo lagu xoojinayo is-dhexgalka iyo iska warqabka bulshada. Ol'olaha loogu...

Muluqii Macluusha looga tagay!

MUQDISHO (HN) -- Intii u dhaxeysay 1992-1993, warbaahinta caalamka waxay soo tebinayeen muuqaallo argagax leh oo la xiriira abaartii ba’neyd ee ku dhifatay gobollada...

Muslimiinta Queenstown oo helay Masjidkii ugu horreeyey.

MUQDISHO (HN) -- Muslimiinta ku nool magaala-dalxiiseedka  Queenstown, New Zealand, oo sidoo kale quruxdeeda lagu halqabsado, ayaa u dabaal-degaya guusha ay kasoo hoyeen dhismaha Masjidkii...

Masjidka Norwich oo toddobaadle u quudinaya Darbi-jiifta.

MUQDISHO (HN) -- Masjid ku yaalla Norwich, Norfolk, England wuxuu si habsami leh u baahinaya adeeg samafal oo lagu caawinayo kuwa ayaanka liita ee...

Qashinka Tuban Suuqa Cilmiga iyo Cibaadada ee Xareed.

MUQDISHO (HN) -- Waa maalin shaqo. In badan sida Yalax Printing waxaa nasiib weyn u ah inay ku shaqeeyaan xaaladda adag ee halkan ka...

Sheekada Gabadhii Dilaaga Aabaheed ka dhigatay Soddogeeda.

KIGALI (HN) -- Kahor inta uusan dhicin Xasuuqa, Vicent Sibomana ‘Hutu’ iyo Joyce Uwimana ‘Tutsi’ waxay ahaayeen lammaane jaceyl wadaag ah. Markii uu bilowday...

Guuldarro Jaceyl waxaa xigay Gelitaan Qaliin.

MUQDISHO (HN) -- Baraha bulshada dalka Fiitnaam waxaa qabsatay sheekada gabar 19 jir ah oo martay qaliin dhinaca wejiga ah kaddib markii ay muqaalkeeda...

La kulan: Ninka heysta Keyd ku dhow 2,000 oo Telefoonno ah.

MUQDISHO (HN) -- Sehabettin Ozcelik, oo ah fuundi farsameeya telefoonnada cilladaysan ayaa haya keyd ka badan kun xabbo oo telefoonnadii hore ah kuwaas oo...

“Dhegta iga jara idin ma dhihin” — Haweeney Dacwad ka ah Qalliin isku qurxiskii lagu sameeyey.

MUQDISHO (HN) -- Haweeney 31 jir ah taas oo dhawaan gashay qaliin dhinaca qurxinta sanqaroorka ah ayaa la walbahaartay markii ay ogaatay in carrabka...

Most Read