Yearly Archives: 2020

“Daacad kama ahan inuu i guursado,” — Haweeney Dacwad yaab leh ku oogtay…

MUQDISHO (HN) -- 26 jir u dhalatay dalka Zambia ayaa dhawaan noqotay hadal-heyn qaran kaddib markii ay dacwad ka gudbisay jaceylkeeda iyada oo ku...

Qoyska ku dhawaad 40 sanno Gurigooda kula nool Yaxaas.

MUQDISHO (HN) -- Nobumitsu Murabayashi wuxuu 34 sano kahor iibsaday yaxaas yar kaddib markii uu jeclaaday inankiisa xilli ay joogeen dukaan lagu iibiyo rabaayadaha. Laakiin,...

La kulan: Haweeneyda nolosheeda u hibeysay Daryeelka Bisadaha.

MUQDISHO (HN) -- Maryam al-Balushi, oo ah haweeney jecel daryeelka xayawaannada kuna nool caasimadda Muscat ee dalka Cumaan ayaa hoygeeda kula nool 480 bisado...

Legdan-yaqaanka Austria oo qaatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Legdan-yaqaanka Austria, Wilhelm Ott, ayaa kasoo muuqday muqaal uu ku dhawaaqayo kalmadda towxiidka. Gudaha muuqaal aad ugu baahay baraha bulshada ayuu...

Feeryahanadda Ruby oo qaadatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Feeryahanadda reer Holland, Ruby Jesiah Mesu ayaa barteeda ku sheegtay inay qaadatay diinta Islaamka, kaddib 4 sanno oo ay kusoo dhaqmeysay....

La kulan: Imaamka cunnooyin bisil u qeybiya Jaarka Masjidkiisa.

MUQDISHO (HN) -- Imaamka Masjid ku yaalla Wycombe, Buckinghamshire, ayaa hoggaaminaya koox samafalayaal ah si ay deeq cunno ah ugu qeybiyaan jaarkooda madaama uu saameeyey...

Zeena Ali – Muxajabaddii ugu horreysay Booliska New Zealand.

MUQDISHO (HN) -- Guulaha haweenka Muslimiinta dunida oo dhan waa kuwo is dabayaal ah, kuwaas oo iyaga oo ilaashanaya qiyamkooda diiniga ah qeyb ka...

Detroit oo ugu dambeyntii aqoonsanaysa fasaxyada Ciidaha Muslimiinta.

MUQDISHO (HN) -- Dagaal daba-dheeraaday kaddib, Muslimiinta Detroit ayaa ugu danbeyntii fasax u helaya maalmaha Ciidaha. Waxaana ay ka bilaabanaysaa sannad dugsiyeedka 2020-21-ka. "Waxay...

Muslimiinta Kanada oo u haqabtiraya Waayeellada.

MUQDISHO (HN) -- Ururka Muslimiinta Kanada ayaa si adag uga shaqeynaya hubsashada inaan waayeellada looga tagin gaajo iyo sidoo kale la dhimo cunnada la...

Masjidka Oxford ayaa deeq cunno ah siinaya ardayda xilliyada fasaxa.

MUQDISHO (HN) -- Masjid ku yaalla Oxford ayaa hubinaya waqtiyada adag ee lagu jiro siiba fasaxyada in qofna aanu ku seexan gaajo - iyada...

Most Read