A stack of love letters in blank white envelopes tied with twine string bow is sitting on a rustic cherry wood plank table, surrounded by valentine heart confetti.
Q4aad: Ereyo iyo Oraahyo Jaceyl xanbaarsan!
Posted by: Himilo
in Dhanbaallada
May 18, 2020
952 Views
- Hilow aan dhamaaneyn ayaan kuu qabaa.
- Madoonayo inaad iga tagto. Cabsi darteed oo aan ka baqayo inaan ku waayo.
- Waxaan rabaa inaan ilbiriqsina ku moogaan. Diidmo aan dhabiilayo inaad iga dheeraato.
- Ma ogaan kartid diirrimaadka uu qalbigaygu ku sugan yahay marka aan adiga kula joogo.
- Wax walba ayaad iiga dhigan tahay.
- Waxa aan gebi ahaanba u baahanahay waa adiga oo kaliya.
- Markii ugu horreysay oo aan ku arko waxaad la tagtay hawadayda. Markii aad ila hadashayna, waxaad qaadatay fikirkayga.
- La kulankaadu wuxuu ahaa lama filaan. Inaan jaalle kuu noqdana, waxay ahayd doorasho.
- Way dhacdaa inaadan ii jeclaan sida aan kuu jeclahay: inaadan ii daryeelin sida aan kuu daryeelayo. Laakiin haddii aad si un iigu baahato, waxaan joogi doonaa hareerahaaga si aan kuu daryeelo.
- Waxaan jeclahay inaan noqdo midka aad adigu jeceshahay.
- Waxay naawilayaa haddii riyadu ay rajo noqon lahayd, rajaduna ay run noqon lahayd. Waayo riyadayda dhexdeeda, mar kasta adiga ayaa ila jooga.
- Hal qalbi wuxuu Ilaahay inoo siiyay waa in qalbiga kale naloogu dhiibay qof kale si aan uga soo helno.
- Mararka qaar waxaan la yaabaa haddii jaceylku uu mudan yahay in loo halgamo. Laakiin marka aan wajigaada qurxoon soo xusuusto, waxaan u haliilaa inaan u dagaallamo jaceylka.
- Waxaa tahay dunidayda.
Related
2020-05-18
You must log in to post a comment.