crossorigin="anonymous">     crossorigin="anonymous"> Dhanbaallada | HimiloNetwork | Page 3

Dhanbaallada

Fariimaha jaceylka

Muqdisho – Wax waliba adiga ayaa iiga sharaf badan . wey iidhiman tahay adiga oo kale. Meel waliba waad kaqurux badan tahay. Qof walba wuxuu jecel yahay in uu helo wax u qalmo. Waxaan doonayaa nolosha in aan kula qeybsado. Taas ayaa go’aankeyga ah. Aniga tallaabadeyda hadaan celiyo. Nafteyda kama celin karo inay ku jeclaado. Waan ku jeclahay. Dadnimadaada ayaa ...

Read More »

Fariimaha Jaceylka

Xeebta Lammaanaha, Muqdisho – Waxaa tahay gogol-dhigga iyo gunaanadka maskaxdayda goor iyo ayaan kasta. Waxaan dareemaa bukto marka aan ku fikiro inaan kaa sooco noloshayda. Waxaad ku ifisaa naftayda dhawaqyada codkaada. Waxaad igu beertaa reynreyn iyo farxad. Wax kasta ayaad ii tahay. Aad ayaan Eebe ugu mahad-naqay markuu adiga ii kaa soo diray si aad ii daryeesho. Waxaa tahay nolosheyda. ...

Read More »

Waanada Jaceylka

-Waanada Jaceylka- –Haddii aad maalin dhaawacdo laabta qof ku jecel, adna laabtaada waa la dhaawici doonaa. Kolkaas ayaad ogaan doontaa laxawga uu leeyahay qalbi dhaawacan. –Markaad qof ku dhahdo waan ku jeclahay waxaad balan adag la sameyneysaa qof kale laabtiisa. Isku day inaad ilaaliso balanta. –Jaceylka dhabta ah wuxuu mar waliba heli doonaa hilin kale oo uu kusoo laba-kacleeyo, kadib ...

Read More »

Waanada Jaceylka

–Waxa ugu weyn ee aad waligaa baran doonto waa inaad wax jeclaato adigana lagu jeclaado. –Jaceylka la iska indha-tiro ayaa ah midka sida dhabta ah u xoogeysta. –Kolka aad qof jeceshahay waa wax. Kolka uu qof ku jecel yahayna waa wax kale. Kolka aadse jeceshahay qofka dib kuu jeclaaday, wax walba ayay ku fadhisaa. –Jaceylka waa sida dabeyl dhabata. Ma ...

Read More »

Farriimaha Jaceylka

–Dhib malahan halka aan aadayo. Aalaaba waan ogsoonahay hoyaadkayga ugu danbeeya inaad tahay. Yoolka aan hiigsanayo waa adiga. Waan ku jeclahay. –Jaceylkaygu waa kan ku ogeysiiya goobaha dahsoon ee qofkan ku jecel laabtiisa.  Adiga ayaan ku jeclahay. Umana dafirayo naftayda raynraynta fudud ee dhihidda waxa dhabta ah. Adiga ayaan kaliya ku jeclahay. Waxaana ogahay in jaceylku uu yahay hillaac jeegaantiisu ...

Read More »

Farriimaha Jaceylka

Waan ku jeclahay. Ogsoonow waligaa! Waxaan doonayaa in qof walba oo jira uu adiga ku noqdo. Waxaa tahay xulashadayda. Qof aan huri karin goor walba. Ma ogtahay gacaliye/so, jaceylka dhabta ah malahan goob iyo goor. Si shil ah ayuu ku dhacaa; gudaha garaaca wadnaha. Dan kama lihi siday u adag tahay in wadajir la noqdo. Waayo majiro wax ka adag ...

Read More »

Farriimaha Jaceylka

–Dhoolla-caddeyntaada gudaheeda, waxaan ka dhex arkaa wax ka qurux badan xidigaha. Sida qofka biyaha ku jira uu u jecelyahay hawada ayaan adigana kuu jeclahay. Way i burburinaysaa inaan wax-yar kaa heysto. Adiga oo dhan ayaan ku jeclahay.  –Kuuma jeclaanin si ka badan sida aan hadda kuu jeclaaday. Kuumana jeclaan doono sida ka liidata sida aan hadda kuu jeclahay. Mararka qaar ...

Read More »

Farriimaha Jaceylka

Muqdisho – Naftaydu uma baahna kaliya inay ku jeclaato. Waxaa kale oo ay u baahan tahay inaad waligaa iloobin–waligaa jeclaato; waligaa hanato. Waxay igu qaadatay wax-yar sida aan kuu jeclaaday. Waxayna igu qaadan doontaa noloshayda oo dhan inaan ilowshahaaga xusuusto. Mana baran doono sida laguu iloobo. Waan tasoobayaa adiga la’aantaa!! Waxaan rabay inaan kuu sheego in kob kasta oo aan ...

Read More »

Fariimaha Jaceylka

Gabar aad u toolmoon oo sida Cadceedda u iftiimaysa ayaa laabtayda nuuriday. Mar walba oo ay tiraabteedu sii degto qalbigayga, waa adiga un qofkaas laabtayda taxaabsaday. Dhib malahan wixii dhacay. Dhib malahan wixii aad fashay. Dhib malahan waxa aad fali doonto. Waligey waan ku jeclaan doonaa. Waan ku dhaaranayaa middaas. Waan ku jeclahay. Wali makuu sheegay inaan wax kuu dhigma ...

Read More »

Fariimaha Jaceylka

Farriimo Jaceyl: Waxaa jira malaayiin walxood oo aan dunida ka raadinayo. Waxa kaliya ee aan dunida uga baahanahayna waa adiga. Waan ku jeclahay. Qalbigayga kaama jabi doono waligiis. Dhoolla-caddeynteeduna kaama qarsoomi doonto. Jaceylka aan kuu qabana ma dhamaan doono.  Waan ku jeclahay. Habkii aad iigu muujisay kalgaceyl, kaalmo; daryeel iyo dareen ayaa iga igu jiiday hiil faxad iyo fayoobi leh. ...

Read More »
error: Mininkeenna moogaanteen mala soo maraayo!!