Yearly Archives: 2015

Quruxda; Midabyaleey!!

Qeybtii saddexaad; Xiriirka ka dhaxeeya Quruxda iyo Jaceylka; Waxaase timid in hadana wax la iska weydiiyo kolka quruxda lagu laro arrin kale oo xasaasi ah, sida...

Erey-bixinta DUUR-JOOGTA iyo Soomaalida!

Muqdisho (Himilonews) - Duur-Joogta dhaqan ahaan waxaa loo dhiraandhiriyaa noole siiba sanku-neefle aan la dhaqan gelin. Hayeeshe, waxaa timid in lagu daro dhamaan dhirta,...

Baydhabo mise Barisamo!!

Qeybtii afaraad; Gu’yaal badan kahor, Baydhabo uma waynayn sida maanta ay tahay, umana dad badnayn. Balse waligeed waxay lahayd milgadeeda gaarka ah. Kadib dowladii TFG-da...

Abuurka iyo baxaalliga Libaaxa!

qeybtii labaad; Libaaxu waa mid kamida shanta bah Dinnad ugu waaweyn. Waana xubin kamida qoyska Felidae. Halka aarar kamida libaaxa ay kasii culus yihiin 250...

Munaasabad Cawbaar lagu xusay!!

Muqdisho (Himilonew) - Cawbaar dhimashada ayuu qaabilay. Wax walba oo dhimashada doorta suu u noqdo wax qiima leh, qiimahaas ayuu la harayaa. Cidna kama...

Cunsuriyaddu idlaan meyso ayuu yiri Robert Mugabe!!

Robert Mugabe oo ka hadlayay cunsuriyadda ka jirta dunida ayaa yiri; --Cunsuriyaddu ma dhamaanayso inta baabuurta cadcadi ay leeyihiin sheegag mad-madow. --Cunsuriyaddu ma dhamaanayso inta dharka...

Cunsuriyaddu ma idlaanayso ayuu yiri Robert Mugabe!!

falsafadda xun ee dadka midab-midab u kala soocda; marna halbeegga dhaqaale iyo dhaladnimo kolka ay wax ku qiimeyso, dadka gun iyo gob u kala...

Aramadii Cawbaarka oo wali taagan!!

waxaa soo sawiray Zakariya Hassan, Muqdisho (Himilonews) - Indhaha reer Wardhiigleey gaar ahaan Laanta Saddexaad ee degmada, waxaa wali ka socda baroordiiq loo sameynayo geeridii xaraarugga...

Warshaddii Balcad ee webi Shabeelle

Balcad (Himilonews) - Warshaddii Dharka ee Balcad waxay ku taallaa degmadii Taytayleey ee ah joogadeenna Balcad. Warshadda waxaa la aas’aasay sanadii 1966-kii. Waxay sameyn...

Sida loo noqdo VIP maalinta Qiyaamaha!!

Muqdisho - Ereyga VIP waa weer Ingiriisi ah taas oo ah "Very Important Person" oo la micno ah "Qof aad iyo aad Muhiim u...

Most Read