Yearly Archives: 2015

10-ka Dal ee ugu sarreeya Qaxwada Dunida!!

Qeybtii labaad; Hindiya—waa dal dhaca Aasiya. Waa dal, sida Soomaaliya, kasiman magacyada daleed, dadeed, diimeed iyo afeed, waloow diinteenna magaceedu yahay Islaam; huwiyadeenuna tahay Muslim....

10-ka dal ee ugu sarreeya Qaxwada Dunida!!

Qeybtii 1aad; Qalinkii; Zakariya Hassan. Halka jidka aad maraysaba laga yaabo inaad ku aragto tiro ka badan labo goobood lagu shaaho ah, ashqaraar kuguma dhalinayso in...

Gaajadu waa Col!!

Qalinkii; Zakariya Hassan. Innagu waynu gaajoonna; hase ahaatee, waynu ognahay waqtiga aynu wax cuni karno. Balse iyagu way gaajoodaan; hayeeshe, ma oga waqtiga ay wax...

Abuurka iyo Baxaalliga Libaaxa!!

Qeybtii 3aad; Cagabaruurtu waxay kadeed iyo kur-ka-goys kala kulmaan dugaagta kale sida; Dhurwaaga, Haramcadka, Halaqyada iyo Haadda qaarkood sida; gorgorka. Waxaa kale oo ciil caabuqay...

Erey-bixinta DUUR-JOOGTA iyo Soomaalida!!

Qeybtii 2aad; Halka dunidu ay ilaalinayso xaq-dhowrka iyo xurmada noolaha ku nool duurka; daaq iyo duunyaba “flora and fauna”, Soomaaliya waxay hanteedii Duur-joogta ku luminaysaa...

Daawo qiimaha ay midnimadu leedahay!!

Bal daawo qiimaha ay midnimadu nolosha ugu fadhido. Mala'awaal waxa aad kaligaa qaban karto la'aanta dad ku garab is-taaga. Isha: Himilonews.com Zakariya Hassan "Hiraal." Nagala soo xiriir:...

Shiinaha iyo Turkiga oo isku qabtay Qadiyad Islaami ah!!

Qeybtii labaad; Dadyowga Shiinaha ayaa lagu tiriyaa umadaha aragtida qaldan ka aaminay Islaamka iyo Muslimiinta tan iyo September 11, 2001, tiiyoo dacaayadda warbaahinta reer Galbeedkuna...

Shiinaha iyo Turkiga oo isku qabtay Qadiyad Islaami ah!!

Qeybtii 1aad; Muqdisho (Himilonews) - Dibad-baxayaal caraysan ayaa isugu soo baxay wadooyinka waaweyn ee caasimadda Istanbul ee Turkiga iyaga oo ka biya-diidsan cuna-qabadka ay dowladda...

Dhibanaha aan dhuuman karin ee Hindiya!!

Waxay intaas ku dartay in ol’oluhu keenay koror dhal-dhedigood aan loo baahneyn oo kusoo shubmay xarumaha agoomaha, hayeeshe waxay tani ku tilmaantay fal-celin quman...

Dhibanaha aan dhuuman karin ee Hindiya!!

New Delhi (Himilonews) —Tiiyoo dastuurka Hindiya uu meel-adag ka joogo in waalidku tijaabo galiyo uur-jiiftiisa suu u go’aansado nuuca dhallaan ee aan wali dhalan,...

Most Read