Yearly Archives: 2015

Islaamka oo shacbiyad badan ku yeeshay dhalinyarada Shiinaha: Sahan.

Muqdisho (Himilonews) - Ka billa-daysiga diinta labaad ee ugu kororka badan dunida, sahan dhawaan la helay ayaa muujiyay in Islaamku noqday diinta ugu badan...

Jarmalka oo furaya Bangi Islaami ah.

Berlin, Germany— Jarmalka ayaa si rasmi ah uga furtay Bangigii ugu horreeyey ee Islaami ah oo ku shaqeeya shareecada magaalada Frankfurt—kaas oo Muslimiinta Jarmalka...

Baxaalliga Maroodiga!

Qeybtii labaad; Maroodiga oo isku raacda Raxan-raxan, xilliga kuleylaha, waxay u hayaamaan keymaha iyo dhulalka sarreeya halkaas oo ay ka heli karaan baad iyo biyo...

Waayihii Mandheera wali halkiisii!!

Qeybtii 4aad; Gu’yaal badan kahor—gaar ahaan intii aanay KDF gudaha u galin Soomaaliya—dadka ku nool Mandheera waxay ku naaloon jireen daganaan iyo dardar xoogan oo...

Waayihi Mandheera wali halkiisii!!

Qeybtii 3aad; 7—sano kahor tirakoob lagu sameeyey tirada ku nool Mandheera ayaa lagu ogaaday inay tahay hal milyan oo boqol kun dhiman. Maanta, sida la...

Kitaab-Qur’aankii ugu cimri dheeraa oo la helay!!

Istanbul, Turkey (HIMILONEWS) - Ku dhawaaqistii ay Jaamacadda Birmingham kusoo raad-heshay Kutub-Qur’aaneedka ugu da’da weyn dunida ayaa dhalisay doodo ay cilmi-baarayaasha Muslimiinta ah ee...

Mahadhada ku dahsoon xeebaheenna!!

Muqdisho (Himilonews) - Kadib afar maalmood oo ay xeebaha kala duwan ee hareeraha caasimadda ku teedsan ka baadi-goobayeen wiilkoodii ay baddu la tagtay, maalintii...

Dabeecadda iyo Soomaalida!!

Muqdisho - Marka aynu mala-xumeeyaal noqono, waa mar kasta oo aan kasii fogaanno gaarista nolosha dhabta ah. Marka aynu mala-qurxiyaal noqono, waa mar kasta...

Dabeecadda iyo Soomaalida!!

Muqdisho - Runtii qadarinta tix-galineed ee bulshada iyo in qofku dhaleecadiisa kaga mashquulka dhantaalka qof kale ceebihiisa, waa wadiiqada ugu toobiyeysan ee qofku nolosha...

Waayihii Mandera kala raray wali halkiisii!!

  Mandera oo kamid ah magaalo-xuduudeedka kobtan ku wada yaalla oo ologna la ah dagmada Baladxaawo iyo Sufta, waxay dhacdaa cirirf-dhamaadka waxa maanta loogu yeero...

Most Read