Yearly Archives: 2015

Maxaa Soomaaliya horumarkeeda ku gudban?!

Muqdisho (Himilonetwork) - Wax-ka-badan 20—sanadood oo dadaal aan hakad lahayn loogu jiray dib-u-hanashada dowlad dhexe oo heykal adag ku is-taagta, dalka dhaca geeska Afrika...

Baxaalliga Maroodiga!!

Qeybtii 3aad: Maroodigu wuxuu cunaa xad-dhaaf dhir cagaaran ah. Maroodiga raxanta hoggaamiya, wuxuu cuni karaa in ku dhow 225 kg oo cunno ah maalintii. Maroodigu...

Baxaalliga Fiidmeerta!

Muqdisho - Fiidmeertu ama Kobolligu waa noole aad naaxi ah. Waxaa laga mid dhigaa Naas-leeyda hadana shimbiraha ayay la muuqaal tahay. Waxay leedahay baalal—wayna...

Damiirku ha shaqeeyo!!

Waxaa soo sawiray bahda Himilonews Markay diintu hab-dhaqan fuliya wayso, dhaqanka ayaa diinta muuna dila. Halkani waa hoyga Maktabadaha ugu wayn Muqdisho. Waa goobta ugu...

Ka ganacsiga Dadka “Human Trafficking”

Qeybtii 4aad: Nepal—dad-ka-ganacsigu waa marin aad halis ugu ah Nepal. Nuuca ugu tiiraanyada badan ee dad-ka-ganacsiga ka jira Nepal waxaa weeye daabulida gabdhaha. Ugu badnaan...

Ka ganacsiga Dadka “Human Trafficking”

Bakistaan—dalka Bakistaan, sida Hindiya, wuxuu qabaa dhibaatooyin badan oo uga yimaada dad-ka-ganacsiga. Dalka gudihiisa ayaa dadka looga ganacsadaa deedna lasoo suldaaraa. Dhibka ugu wayn...

Hadafka Dowladnimada!!

Muqdisho (Himilonews) - “Hadafka ugu weyn ee dowladi u jirtaa waa u raaxaynta dadkeeda iyo inay ku kaalmeyso sidii dadkeedu u hanan lahaayeen liibaan...

10–siyaalood oo Saaxiibku kuugu wanaagsan yahay!!

Qeybtii 3aad: Hadaba, waa maxay Saaxiibtinimo? Saaxiibtinimadu waa jaceyl aan baalal lahayn. Saaxiibtinimadu waa hadiyad qiima badan oo aan la gadan Karin ama aan lasoo iibsan...

10–siyaalood oo Saaxiibku kuugu wanaagsan yahay!!

Qeybtii labaad: Hadaba, aynu soo helno sababta iyo sida aan saaxiib looga maarmin. Himilonews.com waxay halkan idin kugu soo gudbinaysaa 10—ka siyaabood ee noo sheegaya...

10–siyaalood oo Saaxiibku kuugu wanaagsan yahay!!

Muqdisho (Himilonews) - Sida sax ahaan loo yiri, “Saaxiibka kula rafaada ayaa ah saaxiibkada runta ah”. Saaxiibnimadu waa qeyb muhiim u ah nolosha qof...

Most Read