Monthly Archives: September, 2015

Muslimiinta Biljam oo helay dugsi sare oo Islaami ah

Brussels (Himilonews) – Ka fal-celinta doonista isa-soo taraysa ee helidda dugsiyo Islaami ah, dugsi sare oo Islaami ah kii ugu horreeyey ayaa furmaya maanta...

Qaadka ayaa maamula ganacsiga Soomaaliya

Waajid, Koofurta Soomaaliya (Washington Post) – Kahor intii aysan burburin dawladdii Soomaaliya sannadkii 1991, Maryan Cali waxay macallimad ka ahayd dugsi hoose halkaas oo...

Nolol iyo fursado ka jira Dhadhaab

Dhadhaab, Kenya—(Himilonetwork) – Wax yar kadib hiirta waaberi, Bashiir Bilal wuxuu ku fariistaa ganbarkiisa hareerihiisana waxaa soo buuxsha gabanno wiilal iyo gabdho isugu jira...

Nabaad-guurka ku socda Deegaankeenna

Jaleelo, Somaliland - Xasan Xuseen wuxuu jaraa 40-geed bil kasta si uu u shidaaliyo ganacsigiisa dhuxusha. Wuxuu si buuxda ula socdaa saameynta uu falkiisu...

Ka ganacsiga Dhuxusha

Wardhiigleey, Muqdisho - Si maalinle ah toddobaad kasta, Maamooy waxay baqaar ay ku leedahay suuqa Siinaay ku iibisaa dhuxusha—wadar iyo hal-halba. Waxay iyada oo...

Muslimiinta Jejniya oo ba’ iyo baadi u dhaxeeya

Grozny (Himilonews) – Ugu badnaan 20—sano kadib dagaalkii koobaad ee Jejniya, kumanaan qoysas ah waxay wali baadi-goobayaan dhimaallada xigtadoodii lagu waayay intii lagu jiray...

Muslimad Biljam ah oo daaciyad Islaami ah noqotay

Brussels – Dhalinyar Muslimad Biljam ah ayaa ka caawisay 1000 qofood inay Islaamka aqbalaan kadib kolkii ay gurigeeda uga yeeshay kob-dacweed gaalada loogu yeero...

Burcad-badeed: Boob lagu xalaashaday Badaheenna!!

Qeybtii labaad; Muqdisho (Himilonews) - Culumada deegaanka ku xeel-dheer ayaa sheegay in dihinta Soomaaliya ee loo dhacay aysan suura-gal ahayn inay dib-uga soo kabato xittaa...

Burcad-badeed: Boob lagu xalaashaday Badaheenna!!

Qeybtii koobaad; Sanado kahor faallo ka hadlaysay ciidamo Hindiya, Maraykan, Ruush, Iiraan iyo reer Galbeed ah oo xeebaha Soomaaliya ka ilaaliya falalka qowleysi ee Burcad-badeedda...

Xirfadleyda Japan: Shaqaale Xurmo iyo Xoolaba ku helay Xooggooda!

Tokyo, Japan (Himilonews) - Marka aad joogto Japaan iska ilaali inaad howl-wadeennada nadaafadda magac-bixin uga dhigto xirfadooda. Naaneysaha muujinaya liidnaan xirfadeed, waa ka mamnuuc...

Most Read