Sign in
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Checkout
My account
Login/Register
Home
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Checkout
My account
Login/Register
Home
Search
Home
2015
September
Monthly Archives: September, 2015
Dhabbaha Jaceylka “Tunnel of Love”
Zakariya
-
September 22, 2015
0
Dhabbaha Jaceylka Dhabbaha Jaceylka waa marin dhabbe-bireed qurux badan oo ku yaalla Klevan, Ukraine. Waxaa dhex-mara waddo roor “Tariin” bara-baxsan fogaan dhan saddex kilomitir oo...
Obama oo Aqalka-Cad ku casuumay arday Muslim ah
Zakariya
-
September 19, 2015
0
Washington, USA (Himilonews) – Kahor-tagista naceybka ka dhanka ah Islaamka, kumaakun oo dunida dacalladeeda saaran ayaa barta kulanka bulshada waxay ku dhigeen ereyo ay...
Xoogagga Israa’iil oo masjidka Qudus weeraray
Zakariya
-
September 14, 2015
0
Al-Qudus - Xoogaga Israa’iil ayaa kol hore oo shalay subax ah waxay duqeeyeen Masjidka Al-aqsa iyaga oo adeegsanaya garneyllo iyo suntan dadka ka ilmeysiisa—halkaas...
Islaam-naceyb lagu beegsado Muslimiinta Yurub
Zakariya
-
September 14, 2015
0
London (Himilonews) - Faafista cabsida ku dhex-jirta Muslimiinta Biritin, bileyska London Met ayaa shaaca ka qaaday in weerarada Islaam-naceybka ah ay kor u kaceen...
Tacsi loo diray musiibadii Xajka
Zakariya
-
September 13, 2015
0
Riyaad (himilonews) - Balan-qaadka ay dowladda Sucuudiga ku furtay sabtidii shalay oo ku saabsan dhimashada 107—ruux oo Xujeyda ka tirsan oo uu kusoo dumay...
Madax iyo Mijo isku daalay!
Zakariya
-
September 13, 2015
0
Muqdisho (Mustaqbalradio) - 11-Sep 2012, Xasan Shiikh waxaa markii ugu horreysay magaciisa lagu hor-karay Madaxweyne Mudane Xasan Shiikh Maxamuud. Taas oo ka dhigtay madaxweynihii...
Xaaji Soomaali ah oo ku geeriyooday Xajka
Zakariya
-
September 13, 2015
0
Makka, Sucuudi Carabiya (Himilonews) - Maxamed Xuseen Cumar, oo Soomaali ah, kana soo xirtay waqooyi Soomaaliya gudashada Xajka ee sanadkan, wuxuu kamid noqday shuhadadii...
Gal-hareeri: gaax aan la maalin!
Zakariya
-
September 13, 2015
0
Muqdisho (Himilonews) - Erey-bixin ahaan, magaca Gal-hareeri waa gal—oo ka dhigan gol biyo ku jiraan iyo geedka Hareeri oo la isku daba-karay. Hareeri waa...
Ceelbuur: xudunta iyo xadaaradda gobollada dhexe
Zakariya
-
September 13, 2015
0
Ceelbuur, Galgaduud (Himilonews) - Marka aad booqato degmada Ceelbuur xilli seyr-maweydo ah, la yaab yaanay kula noqon inaad ku sugan tahay jaziirad ku dhex-taal...
Xoogsato: Muruqiinu ha milgoobee, Miyirkiinna kaashada
Zakariya
-
September 13, 2015
0
Muqdisho (Himilonews) - Waxaa da’ayay roob aad u badan. Dharkaygii oo dhan badi way qoyeen. Markii aan tahli waayay inaan roobka ku socdo ayaan...
1
2
3
4
Page 2 of 4
Most Read
Daawo – Tartanka Bajaajleyda
December 20, 2025
Tartanka Bajaajleyda!
December 20, 2025
“Muslimiintu waa inay nala caabudaan qoraxda, webiyada iyo geedaha.” – Ururka RSS.
December 20, 2025
“Dumiya Masaajidda ku yaalla dhulka Dowladda.” – Hindiya oo usoo dhigatay burburinta Masaajidda.
December 17, 2025