Yearly Archives: 2024

Haweeney Shiinees oo ‘furriin wajahaysa’ kaddib markii ay dhashay ‘ilmo madow’

MUQDISHO (HN) -- Haweeney Shiinees ah ayaa waqtiyadii ay ugu farxad badnaan lahayd nolosheeda isku beddeshay murugo kadib markii seygeedu uu su'aal ka keenay...

Kitaabka Qur’anka oo kaliya ayaa ka badbaaday Dab xooggan oo isku maray guryo badan!

MUQDISHO (HN) - Dab xooggan oo ka kacay dhisme dabaq ah ayaa sababay barakaca ilaa 20 qof iyo burburka lix cutub - iyada oo...

Bukaan – si uu lacag ugala baxo bangiga – lagu soo qaaday sariirtii uu isbitaalka ku jiifay!

MUQDISHO (HN) - Bukaan-jiif xanuun la jiifay isbitaal ayaa lagu qasbay in lagu soo qaado sariirta - iyada oo la keenayo Bangiga - si...

Masjidka Quba oo 19 milyan ay booqatay sannad gudihiis.

MUQDISHO (HN) - In ka badan 19 milyan oo qof ayaa booqday Masjidka Quba oo ku yaalla magaalada Nabigeenna NNKH ee Madiina al-Munawara, sida...

“Ma iska indha-tiri karo Xasuuqa Gaza.” Codbixiyayaasha Muslimiinta USA.

MUQDISHO (HN) - Carabta iyo Muslimiinta ku nool gobalka Michigan dalka Maraykanka ayaa saacadihii ugu dambeeyey doorashada ka socota Maraykanka qaadanaya go'aanno lama filaan ah...

Waa kuma Fethullah Gulen oo dhawaan geeriyooday?!

MUQDISHO (HN) - Fethullah Gülen, oo ahaa caalim Muslim ah iyo aas-aasaha Dhaqdhaqaaqa Hizmet wuxuu geeriyooday October 20, sannadkan 2024. Isbitaal ku yaalla Maraykanka ayuu...

Daawo – Da’yarka dusha ku sida hooyadiis oo naafo ah!

MUQDISHO (HN) -- Xoog aan la iska hagran iyo jaceyl aan shuruud ku xirneyn waxay gaar u tahay hooyo walba oo ilmo dhasha. Laakiin...

La kulan – 31 jirka dusha ku sida hooyadiis oo naafo ah!

MUQDISHO (HN) -- 31 jir u dhashay Shiinaha ayaa amaan iyo bogaadin ku mutay fal baarinimo leh oo uu sameeyey. Wuxuu hantidii uu heystay...

Nin baranbaro ‘nool’ calooshiisa laga helay!

MUQDISHO (HN) - Dhaqaatiirta New Delhi waxaa la yaab ku noqotay inay mindhicirihiisa ka helaan baranbaro 3-centimeter bukaan ka sheeganayay calool-majiir iyo dheefshiid xumo! Ninkaan...

Diiq dadkii lahaa maxkamadda looga wacay qeyladiisa awgeed!

MUQDISHO (HN) - Lihilayaasha diiq la yiraahdo Ricco ayaa la filayaa inay kasoo hor muuqdaan maxkamadda kaddib dacwad uga timid deriskooda oo ka seexan...

Most Read