Yearly Archives: 2024

Ninkii naafada ahaa oo afadii daryeeli jiray furay kadibna naag kale guursaday!

MUQDISHO (HN) - Haweeney Malaysian ah oo muddo lix sannadood ah daryeeli jirtay seygeeda oo sariiryaal ahaa ayaa ku dhawaaqday inuu furay kadibna uu...

55 sano kaddib Afgembigii dhacay maxaa laga dheefay?!

MUQDISHO (HN) - Maanta oo kale 21 October sanandkii 1969-kii dalka waxaa ka dhacay af-gambi aan dhiig ku daadan oo lagu riday xukuumaddii rayidka...

Tuug hawlkar ah oo u dhaca guryaha dadka kadibna u qabta hawsha guriga oo lagu xukumay 22 bilood oo xarig ah…

MUQDISHO (HN) - Nin u dhashay dalka Poland ayaa dhawaan lagu xukumay 22 bilood oo xarig ah kadib markii lagu helay inuu jabsaday labo...

Dhibaatada ay la kulmaan carruurteenna duruufaha adag ku shaqeeya.

MUQDISHO (HN) -- Burburkii dalka wuxuu si guud u saameeyey nolosha qoysas badan oo carruurtii ay dhaleen ay ku qasbanaadeen inay noqdaan kuwa buuxiya...

Sidee looga faa’idaysan karaa dhalinyarada baratay cilmiga Adeegga Bulshada?

MUQDISHO (HN) -- Kulliyadaha dhawaan ay aad uga soo aflaxeen dhalinyaro badan oo Soomaaliyeed waxaa kamid ah kulliyadda adeegga bulshada ama social work. Waxaana...

10 milyan oo sannad gudihiisa booqday Masjidka Nabiga ee Madiina!

MUQDISHO (HN) -- In ka badan 10 milyan oo Muslimiin ah ayaa salaadda ku dukaday qeybta Al-Rawda Al-Sharifa oo kamid ah Masjidka Nabiga ee...

Gabar – si ay usoo qabato dilaaga aabbaheed – ugu biirtay booliska oo ugu dambeyn gacanta kusoo dhigtay!

MUQDISHO (HN) -- Gabar nolosheeda inta ugu badan ku bixisay dabagalka qaabkii ay ku qaban lahayd dilaaga aabbaheed oo baxsad ahaa muddo 25...

Buundada laga dul dhisay webiga dushiisa!

MUQDISHO (HN) -- Buundada sabaysa ee Shiziguan oo sidoo kale loo yaqaan buundada riyooyinka Bridge of Dreams waa kaabad dheer ilaa 400 mitir taas oo...

Da’yar cuntada uga soomay si iPhone loogu iibiyo!

MUQDISHO (HN) -- Wiil kasoo jeeda dalka Hindiya ayaa lagu soo eedeeyey inuu dhagray hooyadiis kadib markii uu muddo saddex maalmood oo xiriir ah...

Nin wicitaan nafta uga qaaday xaaskiisa oo la xiray!

MUQDISHO (HN) -- 38 jir u dhashay dalka Japan ayaa dhawaan xabsiga la dhigay kaddib markii la sheegay inuu wicitaan nafta uga qaaday xaaskiisa...

Most Read