Sign in
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Checkout
My account
Login/Register
Home
Sign in
Welcome!
Log into your account
your username
your password
Forgot your password?
Password recovery
Recover your password
your email
Search
Home
Wararka
Kobciye
Dunida Muslimka
Deegaankeenna
La-yaabka
Faallooyinka
Sahanka
Muuqaallada
Nagu Saabsan
Yeynu Nahay
Nala soo Xiriir
Checkout
My account
Login/Register
Home
Search
Home
2024
Yearly Archives: 2024
Aabbe gabadhiisa ‘madaxa ugu xiray kaamiro’ si uu xaaladdeeda ula socdo marwalba!
Himilo
-
October 10, 2024
0
MUQDISHO (HN) -- Aabbe Pakistani ah oo sida la sheegay u baqaya bedqabka inantiisa ayaa madaxa gabadhiisa ku xiray kaamiro si uu dhaqdhaqaaqeeda ula...
Qoraal-gacmeed lagu qoray Qur’anka kii ugu weynaa oo Kashmiir lagu soo bandhigay!
Himilo
-
October 10, 2024
0
MUQDISHO (HN) - Farguri lagu qoray kutubka Qur'anka kariimka ah kii ugu weynaa ayaa lagu soo bandhigay gobalka Kashmiir oo ah mid ay xoog...
Nigeria oo albaabada iskugu dhifanaysa goobaha qamaarka kaddib culeysyo dhaqaale.
Himilo
-
October 10, 2024
0
MUQDISHO (HN) -- Caasimadda Kanu ee waqooyiga Nigeria, booliska Islaamiga ah ee loo yaqaan Xisbada ayaa qaaday howlgallo lagu burburinayay - albaabadana la iskugu...
Haweeney seygeeda isaga furaysa ‘Qubeys la’aan’.
Himilo
-
October 10, 2024
0
MUQDISHO (HN) -- Nin u dhashay dalka Hindiya ayay haweeneydii u qabay dalbanaysa furriin 40 maalmood un kaddib guurkooda - iyada oo ka sheeganaysa...
Daawo – Nin keligiis ku guuleystay inuu dhireeyo magaalo.
Himilo
-
October 10, 2024
0
MUQDISHO (HN) -- Haddii aad aaminsan tahay inaadan keligaa wax qaban karin, kawaran ninka keligiis keyn qurux badan ka dhex abuuray magaalo weyn oo...
Ninkii keligiis beeray 41,000 geedo ah!
Himilo
-
October 10, 2024
0
MUQDISHO (HN) - Helio da Silva, oo ah ganacsade howlgab ah oo u dhashay dalka Brazil ayaa keligiis ku guuleystay inuu geedo dhan 41,000...
Halyay Muslim ah oo gabar iyo hooyadeed ka badbaadiyay in la ‘toorreeyo’.
Himilo
-
October 8, 2024
0
MUQDISHO (HN) - Cabdullahi oo ah ilaaliye xarun ganacsi oo ku taalla Leicester Square ayaa si geesinimo leh uga adkaaday nin ku hubeysan mindi...
5,000 samafalayaal ah oo sannadkan ‘u adeegay’ xujeyda.
Himilo
-
October 8, 2024
0
MUQDISHO (HN) - Ku dhawaad 5,000Â oo samafalayaal ah ayaa iska diiwaangeliyay si ay ugu adeegaan xujeyda gudanaysa xajka, sida ay kusoo warrantay wasaaradda arrimaha...
10 jir ayuu ku Islaamay – 12 jirna ku xifdiyay Qur’anka.
Himilo
-
October 8, 2024
0
MUQDISHO (HN) -- Mahdi, oo ah 12 jir u dhashay dalka Gabon ayaa kulanweynaha tartanka Qur'anka kariimka ah ee Boqor Abdulaziz kaga yaabsaday cod macaan...
Wuxuu dhintay isaga oo Qur’an aqrisanaya!
Himilo
-
October 8, 2024
0
MUQDISHO (HN) -- Aabbe labo carruur ah dhalay ayaa dhintay isaga oo Qur'an aqrisanaya - maalmo un kaddib markii uu yimid magaalada Birmingham. Hassan...
1
...
4
5
6
...
9
Page 5 of 9
Most Read
Daawo – Tartanka Bajaajleyda
December 20, 2025
Tartanka Bajaajleyda!
December 20, 2025
“Muslimiintu waa inay nala caabudaan qoraxda, webiyada iyo geedaha.” – Ururka RSS.
December 20, 2025
“Dumiya Masaajidda ku yaalla dhulka Dowladda.” – Hindiya oo usoo dhigatay burburinta Masaajidda.
December 17, 2025