Yearly Archives: 2024

6251 arday oo ‘hal kalfadhi’ ku xifdiyay Qur’anka!

MUQDISHO (HN) - Qeyb kamid ah Barnaamijka Qur'an aqriska Al-Azhar, ku dhawaad 6,251 oo arday ah kana kala yimid gobollada dalka Masar ayaa hal...

104 jir sannadkan kamid noqotay Xujeyda!

MUQDISHO (HN) -- Haweeney 104 jir ah oo kasoo jeeda dalka Ciraaq ayaa Xajkii tagay ee sannadkan waxaa loo aqoonsaday xaajiga ugu da'da weyn...

Feeryahanka Jeff Monson oo qaatay Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Feeryahanka iyo legdamaha u dhashay dalka Ruushka, Jeff Monson ayaa qaatay diinta Islaamka - isaga oo gudaha caasimadda Moskow ka dhex...

Boqorka Doorashooyinka – nin weligii aan hal mar doorasho ku guuleysan!

MUQDISHO (HN) -- K. Padmarajan waxaa loogu yeeraa Boqorka Doorashada iyo Guul-darreystaha ugu weyn taariikhda casriga ah ee tartamada doorashooyinka. Ku dhawaad  238 jeer oo...

Cayaaryahan la yiraahdo Osama Vinladen oo qabsaday hadalheynta Adduunka!

MUQDISHO (HN) -- Osama Vinladen waa cayaaryahan 22 jir ah oo horyaalka heerka koowaad ee dalka Peru ka dheela. Wuxuuna qabsaday hadalheynta iyo caannimada...

Qoyskii Tanaadnimada ka doorbiday inay Tuugsadaan!

MUQDISHO (HN) -- Lammaane maalqabeen ah oo u dhashay Hindiya ayaa ku dhawaaqay in adduun wixii ay ka qabeen oo dhan lacag gaaraysa  Rs...

81 jirka Dharka xayaysiisa

MUQDISHO (HN) -- Wang Deshun waa 88 jir jilaa iyo xayaysiiye dhar oo caannimadu kusoo degtay sannadkii 2015 xilli uu ka qeybgalayay bandhig xayaysiis...

Carruurta Muslimiinta UK oo adduun dhan $132,000 u ururinaya walaalaha Falastiin iyo Yemen!

MUQDISHO (HN) -- Carruurta Muslimiinta Britain waxay lacag dhan $132,000 ka ururiyeen mashruuca cunno karinta si ay u caawiyaan qoysaska Muslimiinta ah ee ku barakacay dalalka...

Ukuntii ugu qaalisaneyd abid oo lagu kala iibsaday $2700.

MUQDISHO (HN) -- Deeqsinimadu ma ahan arrin la xiriirta maalqabeennimada. Mana jirto tusaale kaga habboon sheekadan soo aadan. Hooyo Muslimad ah oo aad u...

Muslim gaari gubanaya kasoo badbaadiyay darawalkii ku jiray!

MUQDISHO (HN) -- Qalabka wax duuba ayaa qabtay muuqaalka Muslimiin samafalayaala ah oo gurmad degdeg ah la gaaraya qof ku dhex xirmay gaari gubanaya...

Most Read