Yearly Archives: 2024

Jilaaga reer Holland oo qaatay diinta Islaamka!

MUQDISHO (HN) -- Jilaaga caanka ah ee u dhashay dalka Holand, Donnie Roelvink ayaa maalintii Jimcaha ku dhawaaqay inuu qaatay diinta Islaamka - wuxuuna ku...

Haweeney adeerkeed oo meyd ah u kaxaysay Bangiga si ay…..

MUQDISHO (HN) -- Markii Érika de Souza Vieira ay adeerkiis lasoo gashay bangiga – iyada oo ku riixaysa gaari cuuryaamada – howlwadeennadu waxay dareemeen...

Maxbuus Muslimiinta Falastiin Mushaharkiisa oo dhan ugu deeqay!

MUQDISHO (HN) -- Sanduuqa la isku taakuleeyo ee GoFundMe wuxuu ilaa hadda lacag dhan $102,000 u ururiyay Hamza oo ah maxbuus Maraykan ah oo...

Gudaha Masaajidda Istanbul ee lagu dhex jimicsado!

MUQDISHO (HN) -- Jamaacada masaajidda qaar ee Istanbul waxay subax walba salaadda kaddib kusii negaadaan masjidka si ay ugu jimicsadaan dhexdiisa. Weliba waxay u...

“Islaamku wuxuu iga saaray noloshii foosha xumeyd ee qamriga iyo rabshada.”

MUQDISHO (HN) -- Fatimah O’Sullivan waxay gu'yaal badan la daalaa-dhacaysay isku buuqsanaan iyo xanuun dhinaca maskaxda ah oo u diiday xasiloonida. Laakiin hadda waxay...

Laacib u dhashay Spain oo qaatay diinta Islaamka!

MUQDISHO (HN) -- Jota Peleteiro, oo ah laacib hore oo usoo cayaaray kooxaha Alaves, Brentford iyo Aston Villa ayaa qaatay diinta Islaamka. 32 jirkan u...

Da’yar Muslim ah oo badbaadiyay nolosha 29 qof!

MUQDISHO (HN) -- Wuxuu abaalmarinta MBE ku helay badbaadinta 29 qof oo rabay inay nafta is dhaafiyaan ama naftooda dilaan. Rizwan Javed waa Muslim British...

La kulan – 9 jir hooyadiis ka raacday ‘Jaceyl cusub’ oo keligiis nool!

MUQDISHO (HN) -- Sheekada wiil 9 jir ah oo keligiis inuu noolaado lagu qasbay muddo 2 sannadood ah -kaddib markii hooyadiis ay ka raacday...

Orodyahan tartanka orodada looga mamnuucayo cabidda sigaarka!

MUQDISHO (HN) -- Orodyahan da'da culus ah oo ka qeybgalka tartamada caan ku ahaa ayaa sabab la xiriirta anshax-darro bulsho awgeed looga reebay inuu...

Muslimiin baaskiil ku safraysa si ay yabooh ugu sameeyaan walaalaha Falastiin!

MUQDISHO (HN) -- Iyaga oo kaga dayanaya sidii Suubanaha NNKH uu safar dhulka ah ugu kala socdaalay Makka iyo Madiina, dhalinyaro Muslimiin ah oo...

Most Read