Yearly Archives: 2023

Denmark oo iska diiday ‘ka reebidda xirashada xijaabka’ goobaha wax-barashada.

MUQDISHO (HN) -- Wuxuu ahaa war wanaagsan oo ay ku farxeen Muslimiinta Denmark hadalkii kasoo yeeray wasiirka socdaalka, Kaare Dybvad Bek oo ahaa inaysan dowladdu...

17 jeer oo uu xabsi gale ahaa kaddib wuxuu qaatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Wiil uu dhalay Marco Pierre White oo ah nin caan ah oo dadka bara sida cunnooyinka loo sameeyo ayaa qaatay diinta...

Siyaasi aad u necbaa Muslimiinta oo qaatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Shermon Burgess, oo kamid ah dadka si adag ugu ol'oleeya Islaam-naceybka gudaha Australia - horayna hoggaan uga ahaa Xisbiga Xagjirka ah...

Sheekada Da’yarka la damqada Uur-ku-taallo uu la nool yahay!

MUQDISHO (HN) -- Marwalba oo caafimaadka iyo nimcooyinka Ilaahay uu ku manneystay uu tirin waayo, Yuusuf Muuse Cumar wuxuu badiyaa mahad naqa iyo alla-bariga....

Mudane Madaxweyne – Caddaaladda iigu hiilli !

MUQDISHO (HN) -- Farriin ku socota madaxda sare ee dalka iyo midka gobalka ayuu agaasimaha Shabakadda Himilo, Zaki Hiraale, halkan nagula wadaagayaa. Wuxuuna dhambaalku...

SpoGomi – Cayaarta ‘Qashinka Ururinta’ ee Abaalmarinta looga helo gudaha Japan.

MUQDISHO (HN) -- SpoGomi waa cayaar asalkeedu yahay ururinta qashinka oo tartamayaasha ay u kala dheereeyaan soo gurbinta iyo ururinta qashinka daadsan ama tuban...

Daawo – Faa’iidada ku jirta Malabka.

MUQDISHO (HN) -- Ilaahay wuxuu Qur'ankiisa noogu sheegay inuu Shinnida ugu waxyooday inay degto meelaha sarsare sida buuraha oo ay soo cunto wixii miro...

Baadari caan ah oo qaatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Hilarion Heagy, oo ah baadari kamid ah Ruushka oo saldhigiisu yahay California dalka Maraykanka ayaa qaatay diinta Islaamka, sida ay ku...

Arday sabab la-yaab leh ugu miirdaboolmay fasalka xilli uu socday……

MUQDISHO (HN) -- Wiil 17 jir arday ah ayaa ku dhex miirdaboolmay gudaha fasalkiisa kaddib markii uu arkay inuu yahay labka kaliya ee dhex...

Sheekada sida uu kusoo Islaamay oram Van Klaveren

MUQDISHO (HN) -- Afar sanno kahor ayuu oram Van Klaveren go'aankiisa ah inuu diinta Islaamka rumeeyo uu qaatay. Gu'yaal badan ayuu dagaal kula jiray...

Most Read