Yearly Archives: 2023

Gabdho – nin hore xiriir ula lahaan jiray – arooskiisa u yimid inay ka ciideeyaan!

MUQDISHO (HN) -- Nin ku nool Shiinaha ayaa maalintii farxadda arooskiisa waxay isku beddeshay buuq iyo muran kadib markii tiro hablo ah oo xiriir...

Daawo – Dharka la buufiyay ee qabsaday Shiinaha.

MUQDISHO (HN) -- Waxaa jira dhar la moodo in hawo lagu cufeeyey oo qofku qeybta kore ee jirkiisa ka dhigaysa sida qof cayilan. Waxaana...

Sababta Shaqo-doonayaasha iyo Waraystaha ay wejiga u xirtaan marka ay galaan waraysiga!

MUQDISHO (HN) -- Shirkad ku taal Chengdu ayaa lagu amaanay fikrad lala dhacay oo ah in shaqo-doonaha iyo waraystaha ay xirtaan weji-gashi - si...

Feeryahanka Birta ah oo qaatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Feeryahan Rodtang Jitmuangnon oo ah horyaalka feerka Muay Thai ayaa qaatay diinta Islaamka kahor inta uusan guursan gacalisadiisa Muslimadda ah. Waxaana...

La kulan – 55 Jirka Ardayga ah!

MUQDISHO (HN) -- Wax-barashada lagama gaboobo. Sidaas oo ay tahay dad badan waxay u heystaan in weynaantu tahay caqabad ku horgudban aqoonta iyo cilmi-raacashada....

Mall-ka laga dhisay Dusha sare ee Dhismo Dabaq ah + Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Caasimadda Jakarta ee dalka Induniisiya waxaa ka dhisan mashaariic dhismayaal ah oo aad u yaab badan. Suuqweyne laga adeegto oo ku yaalla...

Da’yar Muslimiin ah oo cunnooyin bisil siinaya Danyarta.

MUQDISHO (HN) -- Suubanaha NNKH wuxuu yiri; kiina ugu wax-tar badan waa midka umadda wax dheefkiisu ku diirsadaan. Isaga oo taas xoojinaya ayuu Mahatma...

Masjidka Barmingham oo deeq la gaaraya Danyarta +Sawirro.

MUQDISHO (HN) -- Masjid ku yaalla Barmingham ayaa ku biiraya samafalayaasha Muslimiinta ah si uu kaga qeyb noqdo ol'olaha lagu quudinayo danyarta xilligan adag...

Tuugsiga casriga ah ee ka socda Tiktok!

MUQDISHO (HN) -- Tuugsigu wuxuu hadda caadi ka dhex noqonayaa baraha bulshadu ku xiriirto ee dalka Induniisiya. Dadkii bannaannada iyo jidadka dawarsan jirayna, hadda...

Fannaanka reer Nigeria oo dhab u qaatay Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Abdulrasheed Bello oo ah ku guuleyste iyo helaha abaalmarinta ka koobaan heesaha, muusikiistaha, hobolka heesaha kulul ayaa qaatay diinta Islaamka. Wuxuu...

Most Read