Yearly Archives: 2018

Marka Qofku uu bixin waayo Deynta lagu leeyahay!

Moscow (Himilonetwork) - Kadib iska indha-tirka warqadda qaan-sheegadka ah ee guriga loogu keenay marar badan, shirkad ku taalla dalka Ruushka ayaa la timid tallaab...

La kulan – Ninkii loogu yeeray Aabihii Daanyeer-duureedka

Muqdisho (Himilonetwork) - Markii 69-jirka lagu magacaabo Dobrgyal uu bilaabay daryeelka Daanyeer-duureedka ku nool gobalka  Tibet ee dalka Shiinaha, tiradoodu waxay ahayd 40-50. Maanta, 18 sano...

Baafin ‘Missing People’ – Abdi Hayow and Abdulkadir Farah.

Mogadishu (Himilonetwork) - In 1991, the collapse of the central government, the civil war which broke out in Somalia has led to widespread displacement.  Missing...

Imisa Daqiiqadood ayaa ku dhex sugnaan kartaa Biyaha?!

Muqdisho (Himilonetwork) - Loo yaqaan Sea Nomads’, dadka Bajau waxay biyaha qaaradda koofurta Aasiya quusayeen kumaankun sannadood - iyaga oo ku dhex nool aqallada doomaha...

Kenya oo sameynaysa Doon laga farsameynayo Balaastikada ‘bacaha’.

Lamu (Himilonetwork) - Xeebta magaalada Lamu ee dalka Kenya waxaa ku safan walxo kala duwan oo isugu jira harharka qashimada oo bacduna ay qeyb...

Maxay Ardaydeennu uga haraan Wax-barashada?

Muqdisho (Himilonetwork) - Dhalasha kaddib qofka waxaa u bilowda tacliin tar-tartiib ugu korta oo uu ka qaato meelo kala duwan, kala wareega maalmaha ayaa...

‘Seygeyga wuu i nacay’ – Haweeneyda loo deyriyay inay qabto kansar!

Nairobi (Himilonetwork) - Qiyaas marka laguu sheego inaad qabto kansar. Kaddibna, qiyaas marka lagugu yiraahdo adigaa sababta leh sidaas darteedna laguu deyriyo. Taasina waa waxa...

Nigeria – Maamul-goboleedka Yobe oo Afurka u sameynaya Danyartooda.

Lagos (Himilonetwork) - Gofanarka gobalka Yobe ee dalka Nigeria ayaa ku deeqay adduun lacageed dhan N63.5 million - una dhiganta $177,000 - si loogu afuriyo dadka...

Dhalinyaro Samafalayaal ah oo Suxuur ‘free’ ah u sameynaya 32,000 oo Danyar ah.

Dubai (Himilonetwork) - Ku dhawaad 700 oo samafalayaal ah ayaa qorsheynaya inay suxuur lacag la'aan ah qeybiyaan inta lagu guda-jiro bisha Ramadaan si ay...

Sucuudiga oo bilaabaya Soo-jiidashada Dalxiisayaasha Muslimiinta ah.

Jeddah (Himilonetwork) - Guddiga Dalxiiska Sucuudiga ayaa bilaabaya qorshe ay dalkooda uga dhigayaan goob-dalxiiseed soo jiidata indhaha dalxiisayaasha Muslimiinta ah ee dunida dacalladeeda ku...

Most Read