Yearly Archives: 2018

Muslimiinta Sweden oo loo idmay inay Aadaanka kasii deyn karaan Codbaahiyaha.

Stockhlom (Himilonetwork) - Bulshada Muslimiinta ah ee ku nool koofurta Sweden ee Vaxjö ayaa loo idmay inay codbaahiyaha kasii deyn karaan Aadaanka Salaadda maalin walba...

Muslim adduun dhan £850,000 ugu deeqay Jaamacadda Cardiff.

England (Himilonetwork) - Deeq-bixiye Muslim ah ayaa adduun dhan  £850,000 ugu deeqay Xarunta Barashada Islaamka ee Jaamacadda Cardiff - dadaal uu ku doonayo in...

Goolhayaha Xulka Qaranka Gabdhaha KC Sweden oo Islaamtay.

Stochlom (Himilonetwork) - Goolhayaha ciyaartoyda xulka qaranka Sweden ee ka yar da'da 19-jirka, Ronja Andersson, ayaa kaddib sannado badan oo ay baranaysay diinta Islaamka ugu danbeyntii...

Cape Town oo xal la yaab leh u keentay dhibaatada biyo la’aanta!

Cape Town (Himilonetwork) - Markii maamulka magaalada Cape Town ay ku dhawaaqeen in ay biyaha ka dhammaanayaan waxaa magaaladan kusoo jeedsaday indhaha adduunka oo dhan. Waxay...

Waaya’aragnimadayda Barnaamijka Kobciye.

Muqdisho (Himilonetwork) - Saxaafaddu waa tiir kamid ah saddexda tiir marka laga yimaado macalinka iyo waalidka kuwaas oo go'aamiya nuuca ay bulshadoodu u ekaanayso. Marka...

Berbera oo laga furay Maktabadii ugu horraysay oo ay yeelato muddo dheer.

Berbera (Himilonetwork) - Magaalada Berbera ayaa waxa saaka lagu qabtay xaflad weyn oo si rasmi ah loogu furay maktabadii ugu horeysay ee ay yeelato...

Waa Waaya’aragnimo Xanuun badan Noqoshada Qaxooti!

Delhi (Himilonetwork) - Taniyo markii Myanmar uga soo qaxday Xerada Cox Bazar ee dalka Bangladesh ugu danbeyntiina ay timid New Delhi, Tasleema oo kamid...

Ogow 25-ka Dal oo leh aqlabiyad Muslimiin ah.

Washington (Himilonetwork) - Muslimiintu waxay ku jiraan booska labaad ee qoyska ugu ballaaran dunida kaddib diinta Masiixiga. Waxaa lagu sheegaa inay dhan yihiin 1.8...

6 jir iyo 75 jir oo Qur’anka oo dhan dusha ka xifdiyay.

Delhi (Himilonetwork) - 75-jir Muslimad Hindiya u dhalatay ayaa noqotay haweeneydii ugu da'da weyneyd bulshada ay ku dhex nooshahay ee dusha ka qeybta Qur'anka...

Muslimad ‘salaan ay diiday awgeed’ loogu diiday dhalashada Faransiiska.

Paris (Himilonetwork) - Haweeney u dhalatay dalka al-Jeeriya oo diiday inay gacan-qaado 'salaanto' saraakiisha laanta jinsiyadaha xilli ay socotay waraysigeeda muwaadinnimada lagu siinayo ayaa...

Most Read