Yearly Archives: 2016

Haweeney furtay albaabka degdegga ah ee Diyaaradda looga baxo iyada oo moodaysa midkii Suuliga

Beijing, China (Himilonews) - Haweeney ayaa la xiray kadib markii sida la sheegay ay furtay albaabka degdegga looga baxo—hadday diyaaradda wax ku dhacaan—iyada oo...

Cudurka Kaduudiyaha oo soo laba-kacleeyey

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) -Cudurka waa xaalad aan caadi-aheyn oo gaar ah ama isku-dhex-yaaca dhismeed or howleed ee jirka taas oo saameysa qeyb ama dhamaan...

Shacabka Pakistan oo doonaya ku dhaqanka Shareecada Islaamka.

Islamabad, Pakistan (Himilonews) - Kumaakun dibadbaxyaal ah ayay isku dhaceen booliska gudaha caasimadda dalka Pakistan maalintii labaad dibadbax lagu dalbanayo xukunka Shareecada. Dibadbaxyada ayaa iskugu...

Gabar 20-jirad ah oo isku dayday inay is-disho kadib markii oday 69-sano jir ah oo ay jecleyd uu ku daadiyay.

Beijing, China (Himilonews) - Haweeney 20-jir ah oo ku nool Shiinaha ayaa u sheegtay booliska inay walbahaartay kadib markii saaxiibkeed oo in badan ka da’weynaa...

Faa’iidooyinka laga helo cunista Baamiyaha

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) - Baamiyuhu wuxuu ka mid yahay Geedo Daaweedyada Cilmibaarista lagu sameeyay, wuxuuna leeyahay Faa'idooyinkaan soo socdo:- SONKORTA/MACAANKA:- Baamiyuhu wuxuu ugu horeeyaa Geedaha...

Hooyo isku dishay si wiilkeeda oo buka u helo hannaanka caymiska –kadibna uu qarashka isbitaalka iskaga baxsho!

Beijing, China (Himilonews) - Hooyo ayaa rabtay inay nafteeda u hurto wiilkeeda, iyada is-dileysa, si wiilkeeda uu ugu noolaado nolol raaxo leh kadib dhimashadeeda. Hooyadan...

Tuugo markii ay wax dhaceen kadib sawiradoodii soo dhigay baraha internetka kadibna lasoo xiray

London, England (Himilonews) - Laba tuug ayaa la xiray kadib markii lagu helay fal-xatooyo kadib markii ay u dhaceen mashiin-lacageedka ATM-ka loo yaqaan oo...

Dugsiyada Spain oo Muslimiinta baraya Qur’anka

Madrid, Spain (Himilonews) - Dowladda dalka Spain ayaa ku dhawaaqday qorshe ardayda Muslimiinta ah lagu barayo Qur'anka dugsiyada ay dhigtaan. Hadal lagu qoray warsidaha...

Ma dareentaa qiimaha maamulka?–Qoraa: Abdullahi Hussein Farah

CEELASHA BIYAHA, SOOMAALIYA (Himilonews) - Daraasaad dheer oo ay sameeyeen dadka qabiirka ku ah sida wax loo Maamulo ayaa waxay horey u yiraahdeen Maamulka wanaagsani...

Farriimaha Jaceylka

Wardhiigleey, Muqdisho (HIMILONEWS) - Waxaa tahay iftiin maalin waliba ii soo baxa. Aragtidaada ayaan ku istereexaa. Ma ogid miyaa inaad laabtayda ku beertay ashqaraar iyo...

Most Read