Yearly Archives: 2016

Waa Gabar 3 Sano Jir ah oo Ka Go’day Cuntadda iyo Cabitaanka

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) - Xaawo C/wahaab waa gabar yar oo saddex sano jir ah marka ay dhalatay ka gadaal ayuu asiibay xanuunka xiiqdheerta oo...

Faa’iidada laga helo cunista Qaraha

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) - Qaraha ilaa hadda waa qudradaha ugu awoodda badan ee jirka dawo u ah. faa’iidooyinka layaabka leh ee Qaraha waxay laga bilaabo...

Haasaawaha shukaansi ee Miyiga iyo Magaalada ka jira

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) - Hadal-furnaanta ka timaada qof –isaga oo doonaya inuu ku abuuro farxad iyo xiriir dabacsan waa qeyb kamid ah halbeegga lagu...

Majirtaa madal ay u helaan gaadiidleydu canshuuraha ay sida maalin-laha ah u bixiyaan?

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) - Lacagta cayiman ee shacabku ku simaan gacanta dowlad hoose si ay ugu fuliso dhismaha kaabayaasha nolosha si guud ayaa lagu...

Wax-barashada iyo sida aan ugu baahan tahay Bare u carbisan barenimadiisa

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) - Aadanuhu ma gaaro meesha ugu sarreysa ilaa uu wax-barto. Aqoontu waa barashada wax aadan waligaa ogaanin, maad ogeyn. Aqoontu waa...

Haweeney musqul ku dhex-taal maktabad ku xayirneyd muddo laba maalmood ah!!

Texas, USA (Himilonews) - Haweeney ayaa laga soo badbaadiyay musqul ku xirantay muddo laba maalmood ah gudaha maktabad ku taalla Maraykanka, sida laga soo...

Magaalooyinka ugu halista badan qaaradda Afrika

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) - Halka qaaradda Afrika isku fureyso dacallada fursadaha dhaqaale iyo xarumo dalxiiseedka ay gaarka ku tahay, tira kamid ah magaalooyinkeeda waaweyn waxay...

Sedexda daqiiqo ee nolosha Aadanaha ugu halista badan maalinkii–Qalinkii C/laahi Jafan-jeef

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) - Dad ku taqasusay arimaha caafimaadka bini aadimka ayaa dhawaan soo saaray warbixin dheer oo ay uga faaloonayaan mowduuc aad u muhiim...

Sahan: Sidee laga filan karaa biyaha wabiyadeenna 25 kadib?

Muqdisho, Soomaaliya (HIMILONEWS) - Sawirro muujinaya webiga Shabeelle ee dhex mara degmada Afgooye oo qalleyl noqday oo aysan hal dhibic oo biyo ah ku jirin...

Qare ama Xabxab: cunto xilli mudan kusoo go’da iyo saaxiibka jiilaalka

Muqdisho, Somalia (HIMILONEWS) - Nimcada sida gaarka ah Ilaahay ugu manneystay dhulka Soomaalida lalama mid dhigi karo midda dhalin badan oo Soomaaliyeed u hanqal-taagaan ee...

Most Read