Yearly Archives: 2016

Layaab: 69-jir guursaday xaaskiisii 57aad oo ah gabar 18-jirad ah

Nigeria, Africa (Himilonews) - Nin da' ah oo ku nool dalka Nigeria ayaa layaab sunniyaha la taagay kadib ku dhawaaqista inuu guursanayo xaaskiisii 57-aad...

Cajiib: Hooyo qalliin ku kacaya 50,000$ ku bixinaysa si ay gabadheeda ugu ekaato–waayo way ka maseyrtay

London, United Kingdom (Himilonews) - Haweeney ku nool dalka Ingiriiska ayaa u muuqata inay ka hinaastay muuqaalka gabadheeda--iyada oo dooneysa inay sideeda oo kale...

Maxayna dhex-maray: Ma dagaal sokeeye mise daqar sokeeye?!

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Ereyga dagaal—micno ahaan waa isula tegista ama is-fara-saarka laxaadka laba qofood iyo wixii ka badan. Marna waxaa lagu micneeyaa is-maan-dhaafka ku...

Runta madow ee ka danbeysa Mashruuca La Dagaallanka Burcad-badeedda

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Markii ay dhacday dowladdii dhexe ee Kacaankii Siyaad Barre sanadkii 1991, cududdii xoogga dalka ee dalka iyo hantida umadda qeybo...

Muslimku ma xumaado: Tuug halkii laga xiri lahaa xoriyad maaliyadeed loogu deeqay!

Kuala Lampur, Malaysia (Himilonews) - Maareeyaasha suuq-weyn oo ku yaalla Malaysia ayaa lagu bogaadiyay kadib shaqo ugu deeqista tuug kaas o aan heysanin lacag...

Aabo soo kireystay nin iska dhiga wiilkiisa oo dhintay si uu hooyadiis uga ilaaliyo inay ogaato dhimashadiisa

Beijing, China (Himilonews) - Aabe ayaa u kireystay nin si uu iskaga dhigo wiilkiisa oo dhintay si hooyadiis oo da’ ah aanay u ogaanin geeridiisa. Huang...

Q1aad: Sahmiyihii ugu waynaa China waxa uu ahaa Muslim–waxaana uu ahaa Shengi Hii ( Zheng He)

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Marka aan maqalno sahamiyaashii aduunka waxa inta badan dhagaheena ku soo dhacaa sahimiyaashi waawaynaa ee wax badan ka ogaaday qaabka...

Sahan cilmiyeed: Maxaa keena Yaraanshaha Biyaha Labbada Webi ee Jubba iyo Shabelle?!

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Biyo yarida Joogtada ah ee qaybo badan oo kamida dhulka Soomaaliya waxay noqotay dhibaato aan dhamaad lahayn. Dalku wuxuu ku yaalaa...

Mustaqbal oo u dabaal-degtay sanad-guuradii 4aad

Muqdisho (Himilonews) - Xaflad si heer sare ah loo soo qaban-qaabiyey oo lagu maamuusayey sanad-guurada 4aad ee idaacadda Mustaqbal ayaa ka dhacday magaalo-madaxda dalka ee...

Maxayna Dhexyaal: Hurgumo mise Hunguri?– Maxammuud C. Geeldoon

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Su’aasha kor ku xusani maaha midaan anigu maankayga ka keenay. Waa su’aal jirta oo dood weyn dhex dhigtay ku-xeeldheerayaasha cilmiyada buslshada,...

Most Read