Q1aad: Sahmiyihii ugu waynaa China waxa uu ahaa Muslim–waxaana uu ahaa Shengi Hii ( Zheng He)
Lkn mid kamida sahimiyayaasha aduunka soo maray, ugu saamynta badnaa waxa uu ahaa sahimiyihii muslimka ahaa ee la odhan jiray Zheng He. Kaas oo loo aneeyo inuu sabab uhaa sahamintii, diblomaasiyadii iyo aqoontii ugu waynayd ee china dunida ka gaadho.
Zheng He waxa uu dhasahay sanadkii 1371kii, waxa aanu ku dhashay goob udhaxaysa gobolka koonfurta china ku yaal ee la yidhaa Yunaan ilaa Huj. Waa goob ay dagaan asal ahaan muslimiinta jayniisku. Markii u dhashay waxa loo bixiyay Ma He. Ma waa magac ay muslimiinta china usoo gaabiyaan magaca Maxamed. Markaa, Ma He. Waa Maxamed He.
Ma He waxa ay aad isugusoo dhawaadeen oo ay noqdeen sxb isu dhaw mid kamida umaradii soo martay awoodii boqortooyada oo la odhan jiray Zhu Di. Waana waqtigaa markii ay qoyskaasi ubixiyeen magac sharafeedka zheng He. Magaca uu ku can baxay.
RELATED ARTICLES