Yearly Archives: 2016

Erdogan oo booqanaya Kenya dhamaadka sanadkan

Nairobi, Kenya (Himilonews) - Dadaal uu Turkigu ku doonayo inuu ku ballaariyo awooddiisa dhaqaale ee bariga Afrika, Rajeb Deyib Erdogan ayaa la filayaa inuu...

Shan sano kadib maanta iyo Osama Bin Laden!

Muqdisho (Himilonews) - 2-dii May 2011, madaxweyne Obama ayaa dunida u sheegay in Maraykanku uu fuliyay howl-gal ay ku dileen hoggaamiyihii urur-weynaha al-Qaacida Osama...

Suubaan : Dhibane Tiiraanyadeeda Kaga Bogsaneysa Nooleynta Rajada iyo Niyadda Dhibanayaasha La Midka ah

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Dhibaatooyinkii Sirgaxnaa  ee ka dhacay dalka soomaaliya waxa ay mahadhooyin- reebay uur ku taalo iyo ciil uga tageen Mayaaliin qof...

Caruusad halkii ay guursan laheyd caruuskeeda ku gacan-seyrtay oo guursatay nin kale kadib markii ay ogaatay in caruusku fulin waayay balan ay wada galeen...

Mumbai, India (Himilonews) - Caruusad reer Hindiya ah ayaa joojisay xafladda arooskeeda maalinkii meherka kadib markay ogaatay in caruuskeeda uu ku dhacay inuu u...

Saameynta ay dhalinyarada ku yeelatay daawashada kubadda cagta

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Waxaa socota ciyaar kamid ah ciyaaraha kubadda cagta ee laga dheelo qaaradda Yurub; waxaana daawashadeeda kusii jeeda malaayiin qofood oo...

Dhiig-bixinta iyo Keydka Dhiiga lagu dhowraariyo

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Dhiig-bixintu waxay timaadaa marka qofku si mutadawacnimo ah uu u huro inuu ku deeqo dhiigiisa isaga oo taas badalkeeda aan...

Sidee ayuu ku imaan karaa siyaasi leh xirfad hoggaamineed iyo hibo maamul?

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Qof walba oo dhasha wuxuu la dhashaa hibo Eebe gaar uga dhigay oo uu kaga duwanaan karo qof kale. Qofbaa...

Nin lagu qabtay 18-shinbirood oo nool isaga oo ku hoos qarinaya surwaalkiisa dhexdiisa.

Ho Chin Me, Vietnam (Himilonews) - Nin ayaa loo xiray fal-danbiyeed ah inuu surwaalkiisa kusoo hoos qariyay tiro shibiro ah oo nool isaga oo...

Goob ganacsi: Meel u baahan BILIC iyo BAAYAC qiima-gal noqon kara

Muqdisho, Soomaaliya (Himilonews) - Waxaa jirta maah-maah caan baxday oo Shiinees ah oo tiraahda: haddii aadan aqoonin sida loo dhoolla-caddeeyo ha furanin dukaan ama...

Nin si layaab leh fogaan-arag uga dhex arkay muuqaalka afadiisa oo 2 sano kahor ka dhimatay

Casablanca, Morocco (Himilonews) - Nin reer Morooko ah oo loo sheegay inuu in xaaskiisu ay ku dhimatay shil baabuur ayaa rumeysan waayay inuu dib...

Most Read