Yearly Archives: 2016

Wax ka baro Fardaha

Muqdisho (Himilonews) - Farduhu waa gamaanka jaad kamid ah oo sida Dameerka aan loogu dow-gelin adeegsi joogto ah iyo rarasho. Muuqaalkiisa il-qabadka leh iyo...

Wax kabaro Dameerka

Muqdisho (Himilonews) - Dameerku waa gamaanka jaad kamid ah oo badi loo adeegsado rarashada. Asalkiisa waxaa laga helay qaaradda Afrika. Wuxuu ahaa mid la...

Heshiiska Turkiga iyo Israel, muxuu uga dhigan yahay gobalka Bariga Dhexe?!

Muqdisho (Himilonews) - Mid ahmiyad weyn laheyd ayaa lagu gaaray xaslinta heshiiska wada-hadal ee ay gaareen Turkiga iyo Israel, ku xigeenka wasiirka koobaad Numan...

Nairobi – Caasimad ka kooban laba magaalood oo quruxda geeska Afrika iyo qashinka Afrika kala matala.

Nairobi (Himilonews) - Bilowga qarnigii 20aad ee ina dhaafay, siiba malahayga sanadkii 1904, ayay aheyd markii ugu horreysay ee si rasmi ah loo deegaameysto...

Turkiga – Awood Islaami ah oo laga heybeysto

Muqdisho (Himilonews) - Dabcan hadday go’aansadaan, ciidanka qalabka sida ee Turkiga cusub, waxay duqeyn karaan Yurubta ku dhagan ilaa Paris. Midkood kamid ah kuwa...

Erdogan: af-ganbiga kahor iyo kadib – iyo Himiladiisa fog.

Istanbul (Himilonews) - Madaxweyne Rajab Dayib Erdogan ayaa booqasho rasmi ah ku tagay dalka ugu weyn dhul ahaan adduunka ee Ruushka – ahna sidoo...

Turkiga iyo Hindiya; lib maka helayaan loolanka Afrika ay ugu jiraan?

Muqdisho (Himilonews) - Kadib qarni iyo dheeraad oo aheyd markii qaaradda madow ee Afrika loo soo galay loolankii lagu kala qeybsan lahaa waaxyaheeda si...

Turkigu wuxuu isku ballaarinayaa soohdimadii Khilaafada Islaamka

Vienna, Austria (Himilonews) - Turkiga waxaa maanta mar labaad loo tix-geliyaa awood kasoo sara-kacaysa Bariga Dhexe iyo qaaradda Yurub. Wax ka yar boqol sanadood, Turkigu wuxuu...

Farriimaha Jaceylka

Muqdisho (Himilonews) - Hadduu jaceylku qof yahay--anigaa isku kaa soo diri lahaa sms ahaan. Jaceylka aan kuu qabo waa sida neecaw udgoon had iyo jeer....

London oo heshay maayarkii u horreeyey oo Muslim ah

London, UK (Himilonews) - Sadiq Khan ayaa loo doortay duqa caasimadda London -- isagoo noqonaya ninkii u horreeyay oo Muslim ah oo xilkaas loo...

Most Read