Yearly Archives: 2016

La kulan: Ninka ugu cimriga dheer dunida

  Brazil (Himilonews) - Marka loo eego faallooyin saxaafadeed dhowr ah oo ay kamid tahay muddaalaha The Express, wiil addoomeed kaas oo wali...

Islaam-naceyb kusii kordhay UK dhexdeeda

Muqdisho (Himilonews) – “Dhab ahaan maheyno waxaan caddeyno, hayeeshe isla hadana dadku waxay naga fishaan inay nafteenna u caddeyno.” Tani waa dareen uu muujiyay mid...

Muxuu salka ku hayaa xiriirka xumaaday ee Soomaliya iyo Iran

Muqdisho (Himilonews) – Dowladda Soomaaliya ayaa shalay kamid noqotay dhowr dal oo xiriirkii diblomaasinimo ee dalka Iran soo gunaanaday kadib ku dhawaaqista Sucuudiga ee...

Sahan soo raagay: Yaa ku badan Muslimiinta iyo Yuhuudda gudaha USA?

Muqdisho (Himilonews) - Tirada Muslimiinta ku nool USA oo kol horaba ka sara-marsaneyd diinta Yuhuudda ayaa sahan soo baxay bishan waxaa lagu yiri: Islaamku...

Ganacsiga wareega ee: ‘Waa Caano Geel oo Saafi ah’

Muqdisho (Himilonews) – Fogaan boqol mitir kuu jirta, waxaad ka maqli kartaa dhawaqa cod-baahiye si celcelis ah loogu tiraabayo oraahda “Waana Caano Geel oo...

Samburu: Gudniinka Fircooniga iyo Guursiga Gabdha aan dhab u korin

Muqdisho (Himilonews) – Heesidda iyo qoob ciyaarista iyada oo taagan kulan maalmeedka dugsiga, Younis waxay ku il-doorsataa jeclaanshaha dunida da’yar Kenyaati ah uu xaq...

Godka Madow ee Lagu Waayay Malaayiin Gabdhood oo Hindi ah

Muqdisho (Himilonews) – Muuqaalka malluugan ee kuu muuqda waa qeyb kamid ah ol’ole lagu baraarujinayo wacyi-ga dadka reer Kolkata—halkaas oo wareegiiba lagu waayo gabar...

Baro 10-ka Shaqaale ee aan Xirfadooda ku helin Qadarinta ay mudan yihiin

Muqdisho (Himilonews) – Waxaa muuqata tiro dhowr xirfadood ah in si sumcad leh looga sarreysiiyo xirfadaha kale ee magaca kala siman. Qofku wuxuu u...

Marka Da’yarteenna Hal-abuuradda ah ay helaan Hiilka Madaxdeenna

Muqdisho (Himilonews) - Madaxweynaha Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Cali Gaas iyo Madaxweyne ku xigeenka ayaa maanta ku marti qaaday Madaxtooyada Puntland Guuleed Aadan Cabdi oo...

Ka Ganacsiga Dhirta iyo Dhireynta

Muqdisho (Himilonews) – Marka aad maqasho ka-ganacsiga dhirta, durba maankaada waxaa kusoo dhaca shidaalka dhuxusha oo ah ganacsi dhantaal ku haya isku dheelli-tirnaanta deegaanka,...

Most Read