Yearly Archives: 2016

Somaliland executes three people in less than a week

Muqdisho (Himilonews) – Once again in less a week, mother and her son allegedly accused of killing a women and burying the deceased in...

Carruurta Yurub oo laga mamnuucayo adeegsiga wejibuug ‘facebook’

Muqdisho (Himilonews) - Dhammaadka todobaadkan, adeegsiga aaladda facebook ee carruurta ka hooseysa da’aadda 16-ku waxa uu noqon doonaa mid sharci darro ah, haddii aanay...

Duqa Muqdisho: “Afafka ku qoran boorarka ku badala afkeenna”

Muqdisho (Himilonews) – Isaga oo kahor hadlayey kumaankun dadweyne reer Muqdisho ah, guddoomiyaha gobolka Banadir ahna duqa caasimadda, Yuusuf Abdi Hussein, wuxuu wax laqaayibo...

Siduu Islaamku ugu faafay Shiinaha?!

Muqdisho (Himilonews) - Sannadkii 651 ayay ahayd markii ugu horreysay ee uu islaamku gaaro dalka Shiinaha, xilligaas oo uu Khaliif 3-aad ee islaamka Cusmaan...

Heerka Jahliga ee haweenka Sucuudiga oo hoos usii dhacaysa

Muqdisho (Himilonews) – Heerka jahliga ee haweenka ku nool dalka Sucuudiga ayaa hoos ahaan ugu sii dhacday 8.27%, sida laga soo xigtay wasaaradda waxbarashada...

Gabadhii koobaad ee AQALKA CAD EE MARAYKANKA xil ka qabata

Muqdisho (Himilonews) – Dalia Mogahed, sanadka 2009 ayay noqotay gabadhii ugu horreysay ee Muslim xijaaban ah oo jago ka qabata gudaha aqalka cad ee...

Masjidka Tottenham oo Dibjirrada u furaya Jiko ay wax ka cunaan

Muqdisho (Himilonews) - Xubno kamid ah jamaacada Masjidka ugu filka dheer Tottenham ayaa soo agaasimay jiko ay cuntada ka cunaan dadka qabowgu ku qabsado...

Karla Jacinto: Gabadhii la kufsaday 43,200 oo jeer

Muqdisho (Himilonews) – Karla Jacinto waxay dhex-fadhisaa beer shinbiruhu bulxamayaan. Waxay ku dhaayatiirsaneysaa udugga ubaxyada iyada oo maqli karta dadka gadaal kaga socda gidaarka...

UK: Muslimiintu waa bulshada ugu deeqda badan gudaha Britain

Muqdisho (Himilonews) – Xaqiiqda ah in Britain uu tahay dalka ugu deeq-bixinta badan, sida ay sheegtaan, dalalka horumaray ee dunida, Muslimiinta UK iyaguna waa...

Guuleed: Hal-abuur kasoo baxay Arligeenna, Afrika iyo Adduunka

Muqdisho (Himilonews) – Guuleed Adan Abdi, oo 13-jir ah, wuxuu ku dhashay degmada Buuhoodle ee waqooyiga Soomaaliya. Wuxuu kasoo jeedaa qoys nolol ahaan meel dhexaad...

Most Read