Yearly Archives: 2016

Dalka Gaana oo Kusoo Biiray Dalalka Sameeya Baabuurta

Muqdisho (Himilonews) – Gaarigii ugu horreeyey ee gafuurka looga dhigo sumadda “Waxaa lagu sameeyey Ghana” ayaa lasoo muuqan doona aragti kulul jeer ay isku...

WAX KA BARO JEERTA

Muqdisho (Himilonews) - Nafley naaso leh oo nuujisa: waxay kamid tahay dhir-xagatada--way daaqsataa. Waxay leedahay harag qiro weyn oo adag: oogo aan dhogor laheyn...

Aqoonta iyo Nolosha Wiyisha

Muqdisho (Himilonews) - Nafley aad u weyn oo u xoog badan oo gees ama laba gees wajiga ku leh: waxay leedahay indho yar-yar--araggeedu maficna:...

12 Xaqiiqood oo Kaneecada ku saabsan

Muqdisho (Himilonews) - Marka Eebe Qur’ankiisa ku tilmaamayo inuu tusaale dadka uga soo qaadanayo cayayaanka duula siiba Duqsiga, dadka Ilaahay qeyrkiisa caabuda – waxaa lagu...

Dalai Lama: Nabi Mohamed waa Tusaalaha Nabadda iyo Jaceylka

Muqdisho (Himilonews) - Hoggaamiye diimeed Tibetan Dalai Lama kaas oo sidoo kale heysta tilmaanta nabadeed ee Nobel Laureate, ayaa ku sheegay Qur'anka mid xagga...

Markay Gabadhu Rabto Inay Wax Dhasho–Hooyo noqoto

Muqdisho (Himilonews) – Dhedigta gabannimada ku uureysta aalaaba waxaa lagu eegaa fiiro sirgaxan – loona fishaa inay shil ku dhaceen. Hayeeshe, Sawir-qaado xarunteedu tahay Roma...

Runta Madow ee Nolosha Gabdhaha Iskoolleyda Dalka Japan

Tokyo (Himilonews) – Habeen dhaxan iyo dhibic roobaad gudaha Tokyo – Gabdhaha iskuuleyda Japaaniiska waxay ku saftaan waddooyinka. Iyaga oo ku qarqaraya daba-gashiyo gaagaaban, waxay...

Q2aad: Nolosha iyo Aqoonta Goroyada

Muqdisho (Himilonews) - Goronyadu waa un laba iyo mid unug oo shinbir weyn oo duulis la’aan ah. Waxay gaar ku tahay Afrikada hodanka ah. Xubinta...

Nolosha Daanyeerka

Muqdisho (Himilonews) - Jaad nafleyda caanaha leh kamid ah oo xagga abuurka iyo baxaalliga aad dadka ugu dhow. Wuxuu laayaan ku yahay Muuska oo uu...

Q1aad: Nolosha iyo Aqoonta Goroyada

Muqdisho (Himilonews) - Shimbiraha hadda ifka ku nool midda ugu weyn. Waxaa laga helaa Afrikada hodanka ah iyo Bariga dhaw. Waxay leedahay sur dhuuban oo...

Most Read