Yearly Archives: 2015

May dhiman Qarannimadu!!

Qeybtii ugu danbeysay: Muqdisho - Muqdisho oo wajiga ku heysa badweynta Hindiya waa magaalo aad qadiimi u ah. Magaceedana waxaa layaqaanay waqtigii Faraaciinta Masar. Lix...

Baydhabo mise Barisamo!!

qeybtii labaad; Nolol ku dhisan gacaltooyo iyo daltabnimo ayaa ah waxa lixaadka garashadu ka fusho ay ku dagaan. Waxa ay saanyadaan hanaan socodsiinta nolosha tiiyoo...

Sheekada ku dahsoon Kashmiir !!

Qeybtii labaad; Muqdisho (Himilonews) - Waxaa jira faallooyin badan oo marag-dhiga sida isu-kalsoonida iyo xiriirka u dhaxeeya Delhi iyo Srinagar uu u gebi-dhacleeyey. Guntuna ay...

kobci Maskaxdaada!!

Waa mar kale iyo Barnaamij aan ugu tala-galnay inaan ku kobcino garaadka bulshada iyo inaan ku hoga-tusaaleyno hadba dheelliga qofka bani'aadamka ku sugan innaga...

Masjidka Xaramka oo la ballaarinayo

Makkah, Saudi Arabia (Himilonews)—intii uu ku guda-jiray booqashadiisa masjidka weyn ee Xaramka, boqorka laba shariif—Makkah iyo Madiina—Boqor Salmaan ayaa la kulmay saraakiisha ku howshoon...

Islaam-nace isku badalay Islaam-sharfe!!

Muqdisho (Himilonews) - Kolkii Jason Legar uu banbixii Jimacaha ee Islaam-naceybka ahaa uu aaday afaafka hore ee Masjidka Phoenix, maanu filanayn inuu kasoo tagi...

Fadliga ku jira bisha Shacbaan!!

Muqdisho (Himilonews) - Qof kasta oo Muslim ah waa la garowsan yahay in bisha Shacbaan tahay bil xurmeysan. Bisha Shacbaan waa bil qiima leh....

Baydhabo Mise Barisamo!!

Baydhaba (Himilonews) - Beydhabo waa madal qurux badan. Magaalo mug iyo milga leh. Mid kamida marqaatiyada tibaaxa barwaaqada dihan ee Dalka. Meel lagu barto...

Maalmo-mugdiyeedka Mandheera!!

Muqdisho (Himilonews) - Cabsi ayaa isku qafishay gidaarada wadnaha uu qofka kasta ku shaqeeyo. Dabley hubeysan ayaa toddobaad kahor soo gashay tuulo qiyaastii 30—km...

Bulshada iyo Hab-fahmeedka Deegaan

qeybtii Koobaad; Muqdisho - Kadib dhugasho iyo u kuur-galid xeel-dheer oo aan muddaba ku howlanaa iyo waaya’aragnimo socdaaleed oo aan ku kala bixiyay dalkeenna Soomaaliya...

Most Read