Yearly Archives: 2023

Daalibul-cilmi: Da’yarkii safar dhulka uga baxay Gini si uu u gaaro Masar.

MUQDISHO (HN) -- Waxaa ka go'neyd inuu ku biiro Jaamacadda Al-Azhar oo kamid ah ugu mudan dunida Muslimka. Waana sababta ku qaaday Mamadou Safaiou...

“Booqashadayda Xajka waan ku bogsaday.” – Nadia Xuseen.

MUQDISHO (HN) -- Booqashadii ay ku tagtay Makka waxay ku tilmaamay waaya'aragnimo qofnimadeeda iyo ruuxdeeda kusoo kordhiyay macaan dheeraad ah oo ay ka heshay...

Feeryahannada Mexico oo qaadatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Feeryahannada miisaanka culus ee u dhalatay dalka Mexico, Amber Leibrock ayaa qaadatay diinta Islaamka - iyada oo tilmaantay inay heshay farxad iyo...

Australia – Jameeco Masaajid oo la barayo gargaarka degdegga.

MUQDISHO (HN) -- Marka la joogo xaaladaha degdegga ah, 90% samafalayaasha usoo baxa inay gurmad iyo gargaar degdegga ah bixiyaan waa dad iska caadi...

Kaniisad loo beddelayo Masjid si Muslimiintu ugu cibaadeystaan!

MUQDISHO (HN) -- Kaniisad beylahday oo aan wax shaqo ah lagu qaban taniyo sannadkii 2020 ayaa la filayaa in laga dhigo Masjid lagu tukado...

Gurigii Samafalaha ‘ee ka badbaaday’ Fatahaaddii Liibiya ka dhacday!

MUQDISHO (HN) -- Fatahaadihii ba'naa ee ka dhacay gobalka Derna, dalka Libya, waxay ka tageen burbur baaxaddaas la'eg, balse hal guri ayaa ku dhex...

Digaaga ugu cimriga dheer Adduunka!

MUQDISHO (HN) -- Peanut ama Loos waxaa loogu yeeraa digaagadda ama doorada ugu da'da weyn adduunka maanta oo ku nool gobalka Michigan, dalka Maraykanka....

“Xabsiga i dhiga ‘ma rabo’ xurriyadda bannaanka”!

MUQDISHO (HN) -- Nin 60 jir ah oo u dhashay dalka Spain ayaa sheegay inuu qadyaan ka joogo kelinimo iyo walbahaar uga yimid ama...

Aabbe si fudud ku guursaday gabar uu soddog u noqon rabay!

MUQDISHO (HN) -- Caruuskii gabadha loo guurin lahaa ayaan imaan xafladda. Sidaas darteed, waxaa booskiisa buuxiyay aabbihiis oo beddelkii uu gabadha aroosadda u noqon...

Ninka Buruska isla dhaca oo aan ka xanuunsan!

MUQDISHO (HN) -- Lino Tomasén, oo ah 32 jir hibadiisa kusoo bandhiga jidadka, wuxuu dadka kaga yaabsadaa wax aan caqliga fiyow qaadan karin. Wuxuu...

Most Read