HomeWararkaDigaaga ugu cimriga dheer Adduunka!

Digaaga ugu cimriga dheer Adduunka!

MUQDISHO (HN) — Peanut ama Loos waxaa loogu yeeraa digaagadda ama doorada ugu da’da weyn adduunka maanta oo ku nool gobalka Michigan, dalka Maraykanka. Waxaana lagu qoray diiwaanka Buugga Guinness Record.

Waxay jirtaa 21 sannadood iyo 170 maalmood. Caadi ahaan, digaagtu waxay noolaan kartaa shan ilaa sideed sannadood. Sidaas darteed, Loos waa mid aad uga fil weyn taariikhda dhow digaagga kale. Bishii Janaayo sannadkan 2023 ayaa loo diiwaangeliyay kaalintaas. Welina waa rikoor aan horay looga diiwaangelin digaag kale oo aan iyada ahayn!

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments