Yearly Archives: 2020

Boorar sida Dacwada Islaamka oo soo jiidanaya indhaha Dadka Maraykanka.

MUQDISHO (HN) -- Boorar u dhigma ama sida farriin dacwo Islaami ah ayaa loogu tala-galay in dadka lagu fahamsiiyo Islaamka iyo noloshiisa dhabta ah....

Qisada ka danbeysa Qalin-jebintayda Jaamacadda.

MUQDISHO (HN) -- Toddobaad kaddib oo laga joogo markii aan difaacday Buugaygii Jaamacadda, waxaan wali il gacaltooyo leh kusii eegayaa sannadihii wacnaa oo joogitaanka...

Xusuus Togan – 11 sano kaddib Geeridii Hooyaday.

MUQDISHO (HN) -- Maanta oo kale 14 Janaayo 2009, waxaa subax iigu waabariistay farxad iyo maalin caadi ah uu gabbalkeedu iigu dumay murugo iyo...

Caro laga muujiyay Boorar Islaam-naceyb ah oo la suray Gobalka Georgia.

GEORGIA (HN) -- Boor Islaamka naceyb ku saleysan oo lagu dhejiyay fagaare u dhow Jaamacadda Georgia State University ayaa baraha bulshada ka dhaliyay doodo...

Sababta Hanan iyo John ay u qaateen Diinta Islaamka.

WALES (HN) -- Qaadashada Islaamka soddon sano kahor, Hanan Sandercock waxay sheegtay inay ka go'neyd helidda diin ay nafteedu ku qanacdo iyo bulsho si...

Da’yarta Muslimiinta UK oo u midoobaya Ol’olaha Qaran ee Nadaafadda.

LONDON (HN) -- Dhalinyarada Muslimiinta UK ee dalka oo dhan ku sugan ayaa isaga yimid inay howlo nadaafadeed oo ballaaran ka fuliyaan magaalooyinka waaweyn...

Haddii Kuwa aan wax-dhalin Wax-dhali lahaayeen!

MUQDISHO (HN) -- Dhalmo la’aantu waa waaya’aragnimo qof ahaaneed iyo nolol walwal badan. Hal wareega aadunuhu nolosha ka sameeyo waxaa udub-dhaxaad u ah dhalmada....

Ronaldo oo taageere naafo ah u rumeeyey riyadiisa.

DUBAI (HN) -- Ali Amir oo ah wiil naafo ah waxaa ugu danbeyntii u rumowday riyadiisa aheyd inuu kubad la baasto laacibka Christiano Ronaldo....

La kulan – Ninka 30 sanno la foorarsanaa Xanuun laf-dhabarta kaga dhacay!

BEIJING (HN) -- 46 jir ku dhawaad soddonkii sanno ee lasoo dhaafay aan qumaati isu taagin kaddib markii uu haleelay cudur xaalad dhif ah...

Qisada Gabadhii – iyada oo kabo la’aan ah – saddex Billad ku guuleysatay!

MANILA (HN) -- Rhea Ballos,  oo ah 11 jir dhigata Salvacion School ayaa soo jiidatay indhaha caalamka kaddib markii ay saddex billadood oo...

Most Read