Yearly Archives: 2019

Nin si xeeladaysan iskaga furay xaaskiisa – iyada oo aan ogeyn!

MUQDISHO (HN) -- Booliska ayaa ku daba jira baadi-goobka nin la sheegay inuu furay xaaskiisa ogaal la'aanteeda. Mana dhicin inuu marna la socodsiiyo inuu...

32 jir – si uu ugu dhoofo Maraykanka – iska dhigay 86 jir!

MUQDISHO (HN) -- Marka aad muuqaalka sare ka eegto wuxuu kuula muuqda sida qof waayeel ah. Waana xeeladdan midii uu ku qalday waaxda amniga...

Burkiyeerkii ugu horreeyey oo Islaami ah oo laga furay Tokyo.

TOKYO (HN) -- Xarun burkiyeer cusub oo Islaami ah tii ugu horreysay ayaa lagu furay caasimadda Tokyo taas bixin doonta adeeg ku saleysan Shareecada...

Muslim $2,000 dib ugu celiyay qofkii lahaa oo diiday in la abaal-mariyo.

ROMA (HN) -- Da'yar u dhashay dalka Bangladesh oo dukaan dharka lagu iibiyo ku leh magaalada Roma ayaa lagu bogaadiyay daacadnimadiisa kaddib markii uu...

Sawirro – Farshaxan-yaqaan reer Portugal oo Dunida ka yaabsaday!

LISBON (HN) -- Farshaxan-yaqaan u dhashay dalka Portugal ayaa leh hibo dadka qaarkiis la dhinac-simayaan awood-dabiici ah. Wuxuu shaki gelin karaa dhugashada hore ee...

Haweeney – Qosolkeeda badan awgiis – Afku iskugu qabsami waayay!

MUQDISHO (HN) -- Haweeney Shiinees ah ayaa dhawaan awoodi waysay inay isku qabato labadeeda daan ee afka kaddib markii fadhiga gowsaha ay kala durgeen....

Hooyo – si ay deynta iskaga bixiso – Mataanaheeda iska iibisay.

BEIJING (HN) -- Hooyo keli-nool ah oo ku nool dalka Shiinaha ayaa xabsiga loo taxaabay dhawaan markii la ogaaday inay mataano ay dhashay ku...

Meeqo sanno ayaad ku qiyaasi lahayd da’da inankan?!

ISTANBUL (HN) -- Daawadayaasha kulan ciyaareed dhex marayay laba koox oo Turkiga ka wada dhisan ayaa ku wareeray muuqaal da'yar fiirsanayay ciyaarta oo la...

Macalin – si aan loo qishin Imtixaanka – sameeyey fal cajiib leh.

LATIN AMERICA (HN) -- Macalin Mexican ah ayaa laga ceyriyay shaqadiisa kaddib markii uu ardaydiisa kartoon u geliyay madaxyadooda si aanay u qishin imtixaan...

Daawo – Shaqaale cunaya Kalluun nool….

MUQDISHO (HN) -- Halkan ka daawo muuqaal muujinaya shaqaale qasab lagu siinayo kalluun nool inay cunaan maadaama ay sidii looga baahnaa u gudan waayeen...

Most Read