Yearly Archives: 2019

Gabar – Is-qurxis Qaliin oo ay gashay awgeed – labadeeda indhood isku qaban la’!

MUQDISHO (HN) -- Haweeney Shiinees ah oo adduun dhan 13,000 yuan 'una dhiganta $1,850' ku bixisay inay marto qaliinka baararka indhaha loogu sameynayo...

Canbaareyn laga bixiyay Diindiin dushiisa Koolo lagu dhejiyay!

BEIJING (HN) -- Shaqaalaha Beerta lagu xanaaneeyo noolaha oo ku taalla Shiinaha ayaa la kulmay canbaaareyn xooggan kaddib markii Diindiin ay dushiisa kolay...

Sababta Gabar 7 jir ah ay ku Qaan-gaartay!

BEIJING (HN) -- Warbaahinta Shiinaha ayaa hadal-heysa sheekada gabar 7 jir ah oo calaamadaha qaangaarnimada ay kasoo baxeen - kaddib markii sida la sheegay...

Nin sabab yaab leh u dhaca fadhiga baaskiillada oo la ogaaday!

MUQDISHO (HN) -- 61 jir Japan u dhashay ayaa boolisku xiray dhawaan kaddib markii lagu helay inuu xaday 169 fadhiyada baaskiillada ah - si...

Nadaafad-darrida ISBITAALLADEENNA.

MUQDISHO (HN) -- Meel dheer marka laga jeedaaliyo, muuqaalkiisu ma ahan mid kugu abuuraya niyad-jab. Balse waa in yar kaddib kolka aad kusoo dhawaato ...

Biyaha Faraxalka iyo Suuliga hadda dib ayaa loo isticmaalayaa!

BRUSSELS (HN) -- Si daaha looga rogo hab cusub oo biyaha dib loogu isticmaali karo, maqaayad ku taalla Kuurne, dalka Biljamka ayaa cabitaan nadiif...

Muslim toddobaadle kabo cusub ugu qeybiya Darbi-jiifta.

LONDON (HN) -- Moosa Nsubuga, oo ah dhawaan Muslime ku nool Koofurta London, wuxuu beddelayaa dhaqanka ku dhisan ku deeqista alaabaha duuga ah,...

Tababbaraha Elman oo qaatay diinta Islaamka.

MUQDISHO (HN) -- Tababbaraha Kooxda Elman, Mayanja Roberio wuxuu ugu danbeyntii qaatay Diinta Islaamka kahor intaan la gelin salaadda Jimcaha ee Masjidka Saxaaba ee...

Philipiness: Tuulo yar oo Dadweynaha Cunto loogu beddalayo Qashinka ay ururiyaan!

MANILA (HN) -- Maamulka Philippines ayaa la dagaalamaya labo dhibaato oo kamid ah khataraha ugu weyn ee ka jira tuulada  Bayanan ee kala ah...

Toddobo hab-dhaqan oo dhaawac ku noqon kara mustaqbalka qofka.

MUQDISHO (HN) -- Haddii aad dooneyso in aad dareento farxad, waxaa jira toddobo hab-dhaqan oo aan wanaagsaneyn oo laga yaabo inay qaataan tamartaada ugu...

Most Read