Yearly Archives: 2019

La kulan – Qaariga dusha ka qeybsan Qur’anka oo Sanbab qura ka neefsada.

DUBAI (HN) -- Dhageysiga codkiisa macaan oo uu ku aqrinayo Qur'anka, wuxuu kaa ridayaa qamandhacada ku saaran. Isaga oo ku nool hal sanbab...

Austria oo Dugsiyada hoose ka mamnuucaysa in loo xirto Xijaabka.

VIENNA (HN) -- Sharci cusub oo gabdhaha Muslimiinta ah u diidaya inay xijaab u xirtaan dugsiyada hoose ayuu ansixiyay barlamaanka Austria - tallaab loo...

Ronaldo oo 1.5 milyan ugu deeqay Carruurta Falastiin.

MUQDISHO (HN) -- Xiddiga dalka Portugal iyo kooxda Juventus, Christiano Ronaldo ayaa lagu soo warramayaa inuu adduun dhan 1.5 milyan oo doolar ugu deeqay...

Isticmaalka Barafka iyo Bisha Ramadaan.

MUQDISHO (HN) -- Waa 5:00 galabnimo. Saacad oo qura ayaa ka harsan afurka. In Diyaargarowgii ugu danbeeyana loogu jirana waxaad ka garan kartaa goobaha...

61 kun oo Carruur ah oo ka qeyb-gashay Ol’olaha Pray & Play.

KONYA (HN) -- Dowladda hoose ee magaalada Konya ayaa sannadkii hore bilowday ol'ole cusub oo lagu magacaabo: "Kaalay imow Masjidka oo ku madadaalayso." Hadafku...

Masjid Baaskiil ku abaal-marinaya Carruurta Ramadaanka kusoo dukada.

MUQDISHO (HN) -- Masjid ku yaalla Kelantan, dalka Malaysia, ayaa balan-qaadayaa in carruurta salaadaha soo xaadirta Masaajidda inta lagu jiro bisha Ramadaan ay heli...

Binolanan – Magaalada Xanta ay Mamnuuc ka tahay!

MANILA (HN) -- Maamulka Binolanan, oo ah xaafad yar oo 200 km waqooyi ka xigta caasimadda Manila, ayaa soo saaray sharci lagu mamnuucayo xanta...

8 jir doonaya in Bisha Ramadaan oo dhan uu soomo!

Kampala (HN) -- Ka Abdulraheem Basalirwa, oo ah 8 jir u dhashay dalka Uganda, taniyo markii lix jirsaday wuxuu jeclaa inuu soomo.Sannadkan, wuxuu doonaya...

Afroz Shah – Ninkii Xeeb laga sabray dib ugu soo celiyay Rajada Nolosha.

MUMBAI (HN) -- Kama jirin halkan dhaqanka xeebaha lagu yaqaan. Mana aheyn goob lagu kulmo. Waxaa intaas dheer, waxay dadka u aheyd musqul lagu...

Xasuuqii Shinnida oo ka dhacay Maraykanka.

Washington (HN) -- Booliska ayaa doonaya inay ogaadaan ruuxii ka danbeeyey gubitaanka kolonyo shinni ah gudaha koofurta Houston. Mid kamid ah dadka shinnida dhaqda...

Most Read