Yearly Archives: 2019

Sababta Hindiya ay u dooneyso inay xirto Daaciga Zaki Naik.

MUMBAI (HN) -- Waxaa bartiisa facebook ku tixan dad gaaraya 16 milyan; twitter-kiisa 150,000, wuxuuna jeediyay ku dhawaad 4,000 oo muxaadarooyin ah kuna saabsan...

Erdogan oo xariga ka jaray Masjidka ugu weyn dalka Turkiga.

Istanbul (HN) -- Masjidka Camlica oo loo dhisay qaab-dhismeedkii farshaxan ee Cismaaniyiinta - kaas oo halkii mar qaadi kara tiro gaaraysa 63,000 oo Muslimiin...

Filim-sameeye Malaysian ah oo qaatay diinta Islaamka.

Kuala Lampur (HN) --- Michael Ang, oo ah filim-sameeye caan ah oo u dhashay dalka Malaysia ayaa shaaciyay inuu qaatay diinta Islaamka sannad kahor...

Muslimiinta Ghana oo helay Tarjumada Qur’anka Kariimka oo afkooda ku qoran.

Accra (HN) -- Qeyb kamid ah baahinta fahamka diinta Islaamka ee buslahada Muslimiinta Ghana, tarjumadii ugu horreysay Qur'anka oo ku qoran afka Akan ee...

Bisha Ramadaan oo Isniinta ku beegan.

MUQDISHO (HN) -- Malaayiin Muslimiin ah ayaa u dabaal-degaya soo dhaweynta Bisha Barakaysan ee Ramadaan oo la filayo inay dhalato 6 bisha May oo...

Daawo – Nin – isaga oo isticmaalaya qalabkiisa beer-falka – bulshadiisa u sameeyey waddo ay adeegsadaan.

MUQDISHO (HN) -- Mararka way dhacdaa inaad maqasho ballamaha ay dowladi u qabato dadweynaheeda. Balse waxaa yar inta yar ee kasoo naasa-cadaada fulintooda. Qaar...

Sheekada Ninkii Gacmihiisa ku dhisay Waddo Hal km ka badan!

NAIROBI (HN) -- Sameynta jid waxaa Ku baxa qarash badan sidaa daraadeed in shaqsiyan loogu dhiirado  ma badna balse 45 jir ku nool Kenya...

Sheekada Halgamaagii Dhul Gabaahiir ah u rogay Keyn Qurux badan!

MUQDISHO (HN) -- Sebastião Ribeiro Salgado, waa sawir-qaade hore iyo suxufi reer Brazil ah, hayeeshe in yar ayaa og inuu sidoo kale yahay maskaxdii...

Daawo – Arday saaxiibkiis oo naafo ah dushiisa ku xinbaara maalin walba.

MUQDISHO (HN) -- Arday walba malahan doorasho aan ka aheyn inuu naftiisa ka taxadaro marka uu ku sugan yahay goobtiisa wax-barashada, marka laga reebo...

La kulan – Ardayga si maalinle ah Saaxiibkiisa Naafada ah dushiisa ku xinbaara!

BEIJING (HN) -- Wiil laba-iyo-toban jir ah oo ku nool Meishan, dalka Shiinaha ayaa lagu tilmaamay halyey sababtii uu ugu suura-geliyay saaxiibkiisa cuuryaanka ah...

Most Read