Yearly Archives: 2019

Ciidda Carafo oo ku beegan 11 August.

MUQDISHO (HN) -- Ciidul-Adxa waxaa la filaya inay dhalato maalin Isniin ah 11 bisha August ee sannadkan, marka loo eego hilaadin ay sameysay mareegta...

Ninkii ku dul-fadhiyay Tuunjiga Musqusha 5 Maalmood oo xiriir ah!

MUQDISHO (HN) -- Doonista aadanuhu malahan xuduud. Marka ay tahay in la noqdo qof caan ahna, waxay ku bixiyaan kartidooda sida inay noqdaan kan...

Horumarka ka jira Xirfadda Dawaarle-nimada.

MUQDISHO (HN) -- Abduqaadir Ibraahim waa dawaarle. Laakiin habka tolliinka dharka ee harqaankiisu ma ahan qadiimi. Waa qaab casri ah. “Waxaan isticmaalaa koronto,” ayuu...

Ninka 40 sanno aan jarin Timihiisa!

MUMBAI (HN) -- 63-jir u dhashay Hindiya ayaa muddo 40 sano ah jarin timihiisa; kuna taaban wax biyo ah. Markaad aragto wuxuu kuula muuqanayaa...

Baahida Rakaab walba.

MUQDISHO (HN) -- Marwalba oo laga hadlo safarka iyo socdaalka, waxa ugu weyn ee lagu fikiraa waa qaadashada sahay kugu filan iyo jidmar sugan...

Haweeney 101 sanno jir ah oo sannadkan kamid ah Xujeyda.

MUQDISHO (HN) -- Kaddib gu'yaal dhowr ah oo ay ku hanweyneyd inay booqato Guriga Eebbe, haweeney 101 sanno jir ah oo dalka Hindiya u...

Sawirro – Qashinka tuban Qubuuraha Barakaad.

MUQDISHO (HN) -- Qubuuraha Barakaad hadda ma ahan oo kaliya meel lagu asturo meydka qofka Muslimka ah, waxay sidoo kale goor hore noqdeen meel...

Dhinaca Madow ee Adeegsiga Moobillada Smartphones-ka.

MUQDISHO (HN) -- Waxaa aad iisoo jiitay sheeko lagu qoray Jariiradda Evening Standard taas oo cinwaan looga dhigay moobillada shaashadda leh oo adeegsadaha kala...

Cunugii ugu horreeyey ayaa ku dhashay Xajka sannadkan.

MUQDISHO (HN) -- Lammaane dalka Hindiya u dhashay oo Sucuudiga u jooga gudasha acmaasha Xajka ayaa Alle ugu deeqay dhallaan - kaas oo...

Ehellada Dadkii lagu laayay Christchurch oo helaya deeq ay kusoo xajiyaan.

MUQDISHO (HN) -- Ku dhawaad 200 oo xubnood oo kamid ah ehellada dadkii lagu laayay Xasuuqii Christchurch ee dalka New Zealand ayaa lagu casuumay...

Most Read