HomeDunida MuslimkaHaweeney 101 sanno jir ah oo sannadkan kamid ah Xujeyda.

Haweeney 101 sanno jir ah oo sannadkan kamid ah Xujeyda.

MUQDISHO (HN) — Kaddib gu’yaal dhowr ah oo ay ku hanweyneyd inay booqato Guriga Eebbe, haweeney 101 sanno jir ah oo dalka Hindiya u dhalatay ayaa sannadkan suura-gelinaysa riyadeedi aheyd inay xaajiyad noqoto – iyada oo ku sugan Xarameynka.

Haweeneydan oo la yiraahdo Attaar Bibi Hussain Baamar waa xaajiyadda ugu da’da weyn xujeyda ka imaanaysa dalka Hindiya sannadkan.

Baamar waxaa soo dhaweyn gaar ah loogu sameeyey gegida diyaaradaha Prince Mohammad Bin Abdul Aziz ee magaalada Madina.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments