Yearly Archives: 2019

Sheekada Askarigii xanbsaaray Xaajigii waayeelka ahaa.

MUQDISHO (HN) -- Majed Ali Al-Hakami, oo kamid ah ilaalada xajka kaas oo sawir uu xanbaarsan yahay xaaji waayeel ku baahay baraha bulshada,...

Ninka – si loo helo Nabad Caalami ah – gadaal-gadaal ugu socda 25-kii sanno ee lasoo dhaafay.

DELHI (HN) -- 25-kii sanno ee lasoo dhaafay, Mani Manithan  wuxuu gadaal-gadaal ugu socdaa si loo helo nabad guud oo dunida oo dhammi ka...

Muxuu Medi Bastoni u doortay inuu gadaal-gadaal ugu socdo masaafo dhan 800 km?

MUQDISHO (HN) -- Nin u dhashay dalka Induniisiya ayaa soo jiidanaya indhaha warbaahinta kaddib markii uu qaaday tallaab hor leh oo uu ku badbaadinayo...

Shiinaha oo diiday Qoraallada Carbeed ee muujinaya Astaan Islaam.

BEIJING (HN) -- Saraakiisha dowladda Shiinaha ee caasimadda Beijing ayaa faray dukaamada iyo maqaayadaha iibiya cunnooyinka xalaasha ah inay tirtiraan qoraallada afka Carabiga ku...

Daawo Sawiradda – 130 jir Sannadkan Gudanaya Acmaashiisa Xajka.

MUQDISHO (HN) -- 130 jir dalka Induniisiya u dhashay ayaa yimid magaalada Jiddah ee dalka Sucuudiga si uu sannadkan kaga mid noqdo xujeyda gudanaysa...

Mane ayaa Masjid, Iskuul iyo Isbitaal ka dhisaya Magaaladii uu ku dhashay.

MUQDISHO (HN) -- Xiddiga xulka Senegal iyo kooxda Liverpool, Sadio Mane ayaa booqday dhismaha dugsi uu maal-geliyay oo laga dhisayo degmada uu kasoo jeedo....

Haweeney 102 jir ah oo Sannadkan kamid ah Xujeyda.

MUQDISHO (HN) -- Haweeney 102 jir ah, oo ka timid dalka Thailand, ayaa noqotay Xaajiyadda ugu cimriga dheer xujeyda sannadkan. "Waxaan jeclaa marwalba inaan...

Maxay laba Waalid Gabadhood ugu diideen inay u bixiyaan kellidooda?

DELHI (HN) -- Gabar 16 jir ah ayaa sariirta isbitaalka ay ku jirto waxa ay ku sugeysaa wedkeeda, kaddib markii waalidkeedu u diideen inay...

Itoobiya oo qorsheynaysa inay beerto 4 bilyan oo Geed.

MUQDISHO (HN) -- Itoobiya ayaa maalin gudaheed waxay beertay 350 milyan oo geedo ah, sida saraakiishu sheegeen, tallaab lagu tilmaami karo rikoor cusub oo...

Sawirro: Burjikada Ceelbuur – Astaan Qaran.

MUQDISHO (HN) -- Taariikhda qadiimiga ah oo Ceelbuur leedahay iyo degaan quruxsanaanteedu mar kasta ma ahan sababta ay kaga caan baxsan tahay inta kale....

Most Read