Yearly Archives: 2019

Masjid ku yaalla Iran oo soo jiidanaya indhaha Dalxiisayaasha.

MUQDISHO (HN) -- Masjidka Nasir-al-Mulki in Shiraz, dalka Iran ayaa soo jiidanaya indhaha dalxiisayaasha, kaas oo loo dhisay qaab wada-dhaleysan. Waxaa la dhisay qarnigii...

Dunida oo canbaareysay tacaddiga Shiinuhu ku hayo Muslimiinta Uyghur.

MUQDISHO (HN) -- 22 dal ayaa iskugu tagay cod midaysan si ay taageero iyo garab istaag ugu muujiyaan Muslimiinta Wiigarka - iyaga oo xukuumadda...

Muxuu duqa Magaalada Cuauhtémoc isaga dhigay qof naafo ah?

MUQDISHO (HN) -- Qeyb kamid ah tijaabo aan caadi aheyn oo uu ugu kuur-galayay wax ka ogaanshaha nolosha ay ku nool yihiin dadka baahiyaha...

Duugtiisa ayaa la diyaarinayay markii la ogaaday inuu weli nool yahay.

MUQDISHO (HN) -- 20 jir ku nool Lucknow, dalka Hindiya ayaa ku sigtay in nolosha lagu aaso kaddib markii isbitaal gaar loo leeyahay oo...

Haweeneyda 50-kii sanno u taagneyd korinta Carruurta Agoomada.

MUQDISHO (HN) -- Kong Zhenlan, oo ah 71 jir ku nool gobalka Shanxi, ayaa 40-kii sanno ee lasoo dhaafay waxay noloshayda u hibeysay korinta...

Markay Geeduhu helaan Mudnaanta Nolosha.

MUMBAI (HN) -- Markii qoyska Kesharwani oo ku nool Jabalpur, Hindiya ay go'aansadeen inay ballaariyaan gurigooda sannadkii 1994, waxay ka showreen sida laga yeeli...

Mataano isku eg oo si yaab leh iskugu beddelay Xabsi uu midkood ku jiray.

MUQDISHO (HN) -- Eedeysane dilaa ah oo 19 jir ah oo ku nool Turkiga ayaa si la yaab leh uga baxsaday Xabsiga kaddib markii...

Xaramka oo sannadkan loo dhisayo Teendhooyin dabaqyo ah.

MAKKAH (HN) -- Markii ugu horreysay taariikhda, teendhooyin isasaar ah ayaa loo dhisay xujeyda gudanaysa acmaasha Xajka si loo ballaariyo nafiska xagga jiifka iyo...

Masjid daryeel sugan u fidiya Darbi-jiifta Istanbul.

Istanbul (HN) -- Masjidka la dhisay qarnigii 17aad oo dhaca bartamaha Istanbul ayaa darbi-jiifta u sameynaya adeegyada aa-aasiga ah sida suuli ay ku qubeystaan;...

Sababta Zaira Wasim ay isaga joojisay jilidda filimada.

MUQDISHO (HN) -- Atariishada ku guuleysatay abaal-marinta Bollywoodka ee Zaira Wasim ayaa gebi ahaanba iskaga hartay shaqada jilidda filimada oo ay ka heysay shirkadda...

Most Read