HomeDunida MuslimkaMasjid ku yaalla Iran oo soo jiidanaya indhaha Dalxiisayaasha.

Masjid ku yaalla Iran oo soo jiidanaya indhaha Dalxiisayaasha.

MUQDISHO (HN) — Masjidka Nasir-al-Mulki in Shiraz, dalka Iran ayaa soo jiidanaya indhaha dalxiisayaasha, kaas oo loo dhisay qaab wada-dhaleysan.


Waxaa la dhisay qarnigii 19aad. Wuxuuna dhismihiisu socday 12 sanno. Waxaana loogu magac-daray Nasir-al-Mulki oo ahaa beeldaajiyaha Muluukadii Qajar kaas oo amray dhismihiisa.

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments