Monthly Archives: April, 2019

Daawo – Nin – isaga oo isticmaalaya qalabkiisa beer-falka – bulshadiisa u sameeyey waddo ay adeegsadaan.

MUQDISHO (HN) -- Mararka way dhacdaa inaad maqasho ballamaha ay dowladi u qabato dadweynaheeda. Balse waxaa yar inta yar ee kasoo naasa-cadaada fulintooda. Qaar...

Sheekada Ninkii Gacmihiisa ku dhisay Waddo Hal km ka badan!

NAIROBI (HN) -- Sameynta jid waxaa Ku baxa qarash badan sidaa daraadeed in shaqsiyan loogu dhiirado  ma badna balse 45 jir ku nool Kenya...

Sheekada Halgamaagii Dhul Gabaahiir ah u rogay Keyn Qurux badan!

MUQDISHO (HN) -- Sebastião Ribeiro Salgado, waa sawir-qaade hore iyo suxufi reer Brazil ah, hayeeshe in yar ayaa og inuu sidoo kale yahay maskaxdii...

Daawo – Arday saaxiibkiis oo naafo ah dushiisa ku xinbaara maalin walba.

MUQDISHO (HN) -- Arday walba malahan doorasho aan ka aheyn inuu naftiisa ka taxadaro marka uu ku sugan yahay goobtiisa wax-barashada, marka laga reebo...

La kulan – Ardayga si maalinle ah Saaxiibkiisa Naafada ah dushiisa ku xinbaara!

BEIJING (HN) -- Wiil laba-iyo-toban jir ah oo ku nool Meishan, dalka Shiinaha ayaa lagu tilmaamay halyey sababtii uu ugu suura-geliyay saaxiibkiisa cuuryaanka ah...

Ugaarsadihii sabab la-yaab leh ku toogtay 5,000 oo Maroodi.

Harare (HN) -- Ron Thompson oo u dhashay dalka Zimbabwe waa ugaarsade ilaa iyo hadda inta la og yahay dilay in ka badan 5,000...

Ninkii fadhiyay 50 saacadood oo xiriir ah oo uu ku dhacay cudurka Qalalka.

MUQDISHO (HN) -- 42-jir ku nool dalka Shiinaha ayaa waxaa haleelay cudurka Qalalka kaddib markii uu 50 saacadood oo xiriir ah dul fadhiyay kursiga...

Da’yar Fartiisa u jaray Xisbi uusan dooneyn oo uu u codeeyey awgeed.

DELHI (HN) -- Pawan Kumar, oo 25 jir ah, kuna nool gobalka Uttar Pradesh dalka Hindiya ayaa si ula-kac ah isaga jaray suulkiisa kaddib...

Simon Lee – Aqoonyahankii iskiis u doortay Nolosha Darbi-jiifnimada.

MUQDISHO (HN) -- 52-jirka lagu magacaabo Simon Lee wuxuu toddobadii sanno ee lasoo dhaafay seexan jiray gidaaradda Hong Kong laakiin sida darbi-jiifta kale majirto...

La kulan – Lammaanayaashii dhul cidlo ah u beddelay Keyn laga helo Noolaha oo dhan.

DELHI (HN) -- Sannadkii 1991-kii, Anil iyo Pamela Malhotra waxay iibsadeen goof yar oo cabbirkiisu la'eg yahay 55 acres oo ku yaalla Karnataka -...

Most Read