HomeLa-yaabkaNinkii fadhiyay 50 saacadood oo xiriir ah oo uu ku dhacay cudurka...

Ninkii fadhiyay 50 saacadood oo xiriir ah oo uu ku dhacay cudurka Qalalka.

MUQDISHO (HN) — 42-jir ku nool dalka Shiinaha ayaa waxaa haleelay cudurka Qalalka kaddib markii uu 50 saacadood oo xiriir ah dul fadhiyay kursiga – isaga oo adeegsanaya qadka.


Marka loo eego kaamirada CCTV, ninkan ayaa soo galay xarunta March 31 kamana uusan tagin isla goobta 50 saacadood ee ku xigay. Waxay aheyd kaliya markii shaqaalaha xarunta ay dib u baareen waqtii uu ninkani yimid xilligii la ogaaday inuusan kursiga ka kicin muddo laba maalmood oo xiriir ah.

Markii la dul tagay, waxaa la ogaaday inuu bareelo noqday oo uusan tahli karin sare-joogsiga. Hadalkuna wuu ku adkaa. Mana heli karin daaqad ku harsan oo u suura-gelisa inuu xubnaha isku geeyo.

Shaqaalaha ayaa kolkaas kaddib ula cararay isbitaalka halkaas oo lagu sheegay inuu haleelay cudurka Qalalka ‘stroke’

Himilo
Himilohttp://Himilonetwork.com
Zakariya Xasan Maxamed - waa helaha iyo mulkiilaha Shabakadda Himilo, qoraa, suxufi iyo geyfane u ol'oleeya arrimaha bulshada iyo degaanka. Wuxuu marqaatiga koowaad ka heystaa culuumta siyaasadda iyo maamulka.
RELATED ARTICLES

Most Popular

Recent Comments